{"id":192465,"date":"2026-07-09T11:06:46","date_gmt":"2026-07-09T08:06:46","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192465"},"modified":"2026-07-09T11:06:46","modified_gmt":"2026-07-09T08:06:46","slug":"weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/","title":{"rendered":"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192466\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\" alt=\"\" width=\"1320\" height=\"744\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png 1320w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-300x169.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-1024x577.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-768x433.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-696x392.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-1068x602.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1-745x420.png 745w\" sizes=\"(max-width: 1320px) 100vw, 1320px\" \/><\/p>\n<p>Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan ayaa markale xalay isweydaarsaday weerarro, kuwaas oo si weyn looga dareemay Bariga Dhexe, maadaama ay mar kale faraha kasii baxayso xaaladda gobolka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah oo cusub xalay ku qaaday gudaha Iiraan, iyada oo Donald Trump uu sheegay in weerarradan ay ahaayeen \u201caargoosi ku saabsan weerarkii shalay ay Iiraan ku qaaday maraakiibta.\u201d Marayay Hormuz.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM) ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay bartilmaameedsadeen ku dhowaad 90 goobood oo Iiraan leedahay, isla markaana weerarrada loogu talagalay in lagu wiiqo awoodda Iiraan ee ay ku weerari karto maraakiibta ganacsiga iyo maraakiibta rayidka ee maraya Marinka Hormuz.<\/p>\n<p>Saacado kadib markii weerarrada la soo sheegay, Trump ayaa wariyeyaasha saarnaa diyaaradda Air Force One u sheegay, in mas\u2019uuliyiin Iiraaniyiin ah ay \u201cwax yar ka hor\u201d la soo xiriireen isla markaana ay si aad ah u doonayaan heshiis, balse uusan hubin inay \u201cu qalmaan\u201d heshiis.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dhowr dal oo Khaliijka ku yaalla ayaa soo weriyay weerarro, waxaana ka mid ahaa qaraxyo ka dhacay caasimadda Baxrayn ee Manama, dhankeeda Kuwait ayaa sheegtay inay hawada ku burburisay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones), iyo Qatar-na waxay soo saartay digniin amni.<\/p>\n<p>Iiraan qudheeda waxaa soo hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka, Mohammad Bagher Ghalibaf, oo sidoo kale ah madaxa Iiraan, isaga oo bartiisa X ku sheegay in \u201cMareykanku uusan weli baran in cabsi gelinta iyo jebinta ballanqaadyadu aysan mar dambe noqon doonin wax aan cawaaqib lahayn.<\/p>\n<p>Weerrradan ayaa kusoo beegmaya, xilli shalay Madaxweynaha Mareykanka uu kuu dhawaaqay in uu si rasmi ah u soo afjaray heshiiskii xabbad-joojinta ee u dhexeeyay dalkiisa iyo Iiraan, waxaana kadib bilowday weerarrada labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan ayaa markale xalay isweydaarsaday weerarro, kuwaas oo si weyn looga dareemay Bariga Dhexe, maadaama ay mar kale faraha kasii baxayso xaaladda gobolka. Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah oo cusub xalay ku qaaday gudaha Iiraan, iyada oo Donald Trump uu sheegay in weerarradan ay ahaayeen \u201caargoosi ku saabsan weerarkii shalay ay Iiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1783584421,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan ayaa markale xalay isweydaarsaday weerarro, kuwaas oo si weyn looga dareemay Bariga Dhexe, maadaama ay mar kale faraha kasii baxayso xaaladda gobolka. Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah oo cusub xalay ku qaaday gudaha Iiraan, iyada oo Donald Trump uu sheegay in weerarradan ay ahaayeen \u201caargoosi ku saabsan weerarkii shalay ay Iiraan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-07-09T08:06:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/\",\"name\":\"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\",\"datePublished\":\"2026-07-09T08:06:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png\",\"width\":1320,\"height\":744},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad. - Wardoon","og_description":"Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan ayaa markale xalay isweydaarsaday weerarro, kuwaas oo si weyn looga dareemay Bariga Dhexe, maadaama ay mar kale faraha kasii baxayso xaaladda gobolka. Mareykanka ayaa duqeymo cirka ah oo cusub xalay ku qaaday gudaha Iiraan, iyada oo Donald Trump uu sheegay in weerarradan ay ahaayeen \u201caargoosi ku saabsan weerarkii shalay ay Iiraan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-07-09T08:06:46+00:00","og_image":[{"width":1320,"height":744,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/","name":"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","datePublished":"2026-07-09T08:06:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/watz7hgxv5rmy0cwwbhsj0tm90-1.png","width":1320,"height":744},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarrada-mareykanka-ee-iiraan-oo-galay-maalintii-labaad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weerarrada Mareykanka ee Iiraan oo galay maalintii labaad."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192465"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192465"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192467,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192465\/revisions\/192467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}