{"id":192471,"date":"2026-07-10T11:32:44","date_gmt":"2026-07-10T08:32:44","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192471"},"modified":"2026-07-10T11:32:44","modified_gmt":"2026-07-10T08:32:44","slug":"natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/","title":{"rendered":"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192472\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Wargeyska The Wall Street Journal ayaa sheegay in Israa\u2019iil ay Washington la wadaagtay xog muujinaysa, in Iiraan ay ka fiirsanayso qorshe cusub oo lagu khaarijinayo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.<\/p>\n<p>Sida warbixintu sheegayso, xogtan ayaa u muuqata inay si weyn u saameysay fikirka Madaxweynaha Mareykanka. Maalmihii u dambeeyay, Trump ayaa dhowr jeer si fagaare ah uga hadlay hanjabaadaha dilka ee lagu hayo, isagoo yiri: \u201cWaxay doonayaan inay khaarijiyaan hoggaamiyaha Mareykanka, aniga,\u201d iyo \u201cMagacaygu wuxuu ku jiraa dhammaan liisaskooda.\u201d<\/p>\n<p>Xogta ay Israa\u2019iil siisay Trump, oo ay weheliso isku daygii fashilmay ee lagu dili lahaa bishii Luulyo 2024 ee gobolka Pennsylvania\u2014kaas oo Trump ku andacoonayo inuu ahaa qorshe ay dejisay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan\u2014ayaa sababtay in madaxweynaha Mareykanku arrinta isku dayga dilka uu ka dhigo wax ka baxsan oo keliya arrin amni, isla markaana uu uga faa\u2019iidaysto qayb ka mid ah fariintiisa siyaasadeed.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka dhaliila siyaasadaha Trump ayaa aaminsan, in tani ay tahay xeelad uu ku doonayo inuu ku kasbado naxariis iyo taageero gudaha Mareykanka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, kuwo kale ayaa khatarta u arka mid dhab ah, iyagoo tusaale u soo qaadanaya eedeymihii sanadkii 2022 ee ku saabsanaa, isku day la sheegay in ay ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ku doonayeen inay ku khaarijiyaan John Bolton, oo ahaa lataliyihii hore ee amniga qaranka ee Donald Trump.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, xitaa haddii Trump uu arrintan u adeegsado olole siyaasadeed, waayo-aragnimada taariikhiga ah ee Mareykanka waxay muujinaysaa, in isku dayada lagu dilo madaxweynayaasha aysan mar walba horseedin koror ku yimaada taageeradooda siyaasadeed.<\/p>\n<p>Tan iyo sanadkii 1950, waxaa dhacay ugu yaraan lix isku day oo lagu qaarijinayey madaxweynayaal Mareykan ah, kuwaas oo u dhexeeyay dilkii lagu guuleystay ee John F. Kennedy iyo isku dayadii fashilmay ee lagu beegsaday Harry Truman, Gerald Ford iyo Ronald Reagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska The Wall Street Journal ayaa sheegay in Israa\u2019iil ay Washington la wadaagtay xog muujinaysa, in Iiraan ay ka fiirsanayso qorshe cusub oo lagu khaarijinayo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. Sida warbixintu sheegayso, xogtan ayaa u muuqata inay si weyn u saameysay fikirka Madaxweynaha Mareykanka. Maalmihii u dambeeyay, Trump ayaa dhowr jeer si fagaare ah uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1783672377,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192471","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wargeyska The Wall Street Journal ayaa sheegay in Israa\u2019iil ay Washington la wadaagtay xog muujinaysa, in Iiraan ay ka fiirsanayso qorshe cusub oo lagu khaarijinayo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. Sida warbixintu sheegayso, xogtan ayaa u muuqata inay si weyn u saameysay fikirka Madaxweynaha Mareykanka. Maalmihii u dambeeyay, Trump ayaa dhowr jeer si fagaare ah uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-07-10T08:32:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/\",\"name\":\"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp\",\"datePublished\":\"2026-07-10T08:32:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta. - Wardoon","og_description":"Wargeyska The Wall Street Journal ayaa sheegay in Israa\u2019iil ay Washington la wadaagtay xog muujinaysa, in Iiraan ay ka fiirsanayso qorshe cusub oo lagu khaarijinayo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. Sida warbixintu sheegayso, xogtan ayaa u muuqata inay si weyn u saameysay fikirka Madaxweynaha Mareykanka. Maalmihii u dambeeyay, Trump ayaa dhowr jeer si fagaare ah uga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-07-10T08:32:44+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/","name":"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp","datePublished":"2026-07-10T08:32:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Trump-Netanyahu.webp","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natanyahu-oo-trump-kuyiri-iiraan-ayaa-kudilirabta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Natanyahu oo Trump kuyiri Iiraan ayaa kudilirabta."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192471"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192473,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192471\/revisions\/192473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}