{"id":192642,"date":"2026-08-25T11:23:23","date_gmt":"2026-08-25T08:23:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642"},"modified":"2026-08-25T11:23:23","modified_gmt":"2026-08-25T08:23:23","slug":"xasan-sheekh-xamza-iyo-mahad-salaad-oo-ka-shiraya-goaanka-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-xamza-iyo-mahad-salaad-oo-ka-shiraya-goaanka-maxkamadda-sare\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, halkaas oo uu ka bilowday kulan xasaasi ah oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka ayaa kusoo aadaya xilli Maxkamadda Sare ee dalka ay shalay laashay natiijooyinkii doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in kulanka uu ku biiro Taliyaha Hay\u2019adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, iyadoo ay sidoo kale suuragal tahay inay ka qeyb-galaan mas\u2019uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan.<\/p>\n<p>Maxkamadda Sare ayaa sheegtay in doorashooyinkii Galmudug ee dhacay 30-kii Luulyo 2026 aysan waafaqsanayn dastuurka iyo sharciga doorashooyinka dalka, taasoo keentay in la laalo natiijooyinkii kasoo baxay.<\/p>\n<p>Maxkamaddu waxay sidoo kale amartay guddiga doorashada inuu dib ugu laabto hannaanka doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug, isla markaana uu doorashooyinka ku qabto waqtiga ugu dhow ee macquulka ah.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Maxkamadda Sare ayaa Galmudug ka abuuray xaalad siyaasadeed oo cusub, waxaana Dowladda Federaalka laga filayaa inay qiimeyso tallaabooyinka xiga ee la qaadi karo, gaar ahaan sidii loo maareyn lahaa hannaanka doorashooyinka maamulka.<\/p>\n<p>Kulanka madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sidoo kale kusoo beegmaya xilli dowladda ay wajaheyso caqabado siyaasadeed iyo amni, iyadoo socdaan dadaallo lagu xoojinayo xasilloonida dalka iyo wada-shaqeynta dhinacyada siyaasadda.<\/p>\n<p>Si kastaba, Madaxda dowladda ayaa la filayaa inay si gaar ah uga arrinsadaan saameynta go\u2019aanka Maxkamadda Sare iyo waxa laga yeelayo doorashooyinka maamulka Galmudug, oo qabsoomida dadaal badan gelisay dowladda dhexe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, halkaas oo uu ka bilowday kulan xasaasi ah oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Galmudug. &nbsp; Kulanka ayaa kusoo aadaya xilli Maxkamadda Sare ee dalka ay shalay laashay natiijooyinkii doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192642","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, halkaas oo uu ka bilowday kulan xasaasi ah oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Galmudug. &nbsp; Kulanka ayaa kusoo aadaya xilli Maxkamadda Sare ee dalka ay shalay laashay natiijooyinkii doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-25T08:23:23+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642\",\"name\":\"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2026-08-25T08:23:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare - Wardoon","og_description":"&nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Ra\u2019iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, halkaas oo uu ka bilowday kulan xasaasi ah oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Galmudug. &nbsp; Kulanka ayaa kusoo aadaya xilli Maxkamadda Sare ee dalka ay shalay laashay natiijooyinkii doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Golayaasha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-08-25T08:23:23+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642","name":"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"datePublished":"2026-08-25T08:23:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192642#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh, Xamza iyo Mahad Salaad oo ka shiraya go\u2019aanka Maxkamadda Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192642"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192642"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192642\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}