{"id":192677,"date":"2026-08-28T12:49:19","date_gmt":"2026-08-28T09:49:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192677"},"modified":"2026-08-28T12:49:19","modified_gmt":"2026-08-28T09:49:19","slug":"turkiga-oo-u-jawaabay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/","title":{"rendered":"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND."},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192678\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdooyinka amni ee ka socda xeebaha Puntland, xilli maamulka Puntland uu Ankara ku eedeeyay inay ka dambeyso duqeymo dhowaan ka dhacay gobolka Nugaal oo ay ku dhinteen ugu yaraan 13 qof.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa Khamiistii sheegtay in Taliska Ciidamada Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga uu taageero siinayo hay\u2019adaha Soomaaliya, iyadoo aan si cad u sheegin in ciidamada Turkigu ay fuliyeen duqeymaha lagu muransan yahay.<\/p>\n<p>\u201cTaliska Ciidamada Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga wuxuu sii wadaa taageerada uu ku horumarinayo awoodda Soomaaliya ee la-dagaallanka argagixisada iyo burcad-badeedda, iyadoo la raacayo heshiisyada ay labada dal kala saxiixdeen,\u201d ayay wasaaraddu ku tiri bayaan kooban.<\/p>\n<p>Waxay intaas ku dartay in \u201ctaageerada lagama maarmaanka ah\u201d la siinayo hay\u2019adaha Soomaaliya, iyadoo arrinta lagala shaqeynayo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga, gaar ahaan dhacdada ka dhacday biyaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Bayaanka Turkiga ma uusan faahfaahin nooca taageerada uu siinayo dowladda Soomaaliya, mana uusan si toos ah uga jawaabin eedeynta Puntland ee ah in ciidamada Turkigu fuliyeen duqeymaha. Hase yeeshee qoraalka ayaa u muuqda qirasho howl-gal.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ah jawaabtii ugu caddeyd ee Ankara kasoo baxda tan iyo markii ay billowdeen su\u2019aalaha ku saabsan cidda ka dambeysa weerarrada ka dhacay xeebaha Nugaal.<\/p>\n<p><strong>Puntland oo Turkiga eedeysay<\/strong><\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka amniga Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa BBC Somali u sheegay in maamulkiisu aaminsan yahay in Turkigu ka dambeeyo laba duqeyn oo dhimasho sababay.<\/p>\n<p>Dujaana ayaa sidoo kale ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay qeyb ka tahay arrimaha socda, inkastoo uusan soo bandhigin caddeymo si madax-bannaan loo xaqiijiyay oo Ankara ama Muqdisho si toos ah ugu xiraya weerarrada.<\/p>\n<p>\u201cAnagu burcad-badeed waan la-dagaallameynaa, laakiin qofku xuquuq buu leeyahay. Qofka la iska ma dili karo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Puntland ay hayso \u201ccaddeymo\u201d la xiriira dhaqdhaqaaqyada Turkiga ee markabka la afduubtay iyo xeebaha ku hareeraysan, balse eedeymahaas weli si madax-bannaan looma xaqiijin.<\/p>\n<p>Illaa hadda ma jirto dowlad, ciidan ama koox si rasmi ah u sheegatay mas\u2019uuliyadda duqeymaha.<\/p>\n<p><strong>Weeraro dhimasho sababay<\/strong><\/p>\n<p>Duqeyntii ugu horreysay ayaa dhacday 18-kii Agoosto, maalin kaddib markii burcad-badeed Soomaali ah ay afduubteen markabka M\/V LUTUF oo ku gooshayay calanka Cameroon.<\/p>\n<p>Afar qof ayaa lagu dilay, laba kalena waa lagu dhaawacay weerar ka dhacay agagaarka Garmaal, kaddib markii doon yar ay kasoo laabatay dhinaca markabka la afduubtay.<\/p>\n<p>Wararkii hore ayaa dadka la dilay qaarkood ku tilmaamay burcad-badeed, balse ehelladooda iyo dadka deegaanka ayaa sheegay in qaar ka mid ah ay ahaayeen kalluumeysato.<\/p>\n<p>Duqeyn labaad ayaa 23-kii Agoosto ka dhacday deegaanka Jiifle ee degmada Godob-Jiraan, waxaana duqa deegaanka uu BBC-da u sheegay in sagaal qof lagu dilay.<\/p>\n<p>Qof deegaanka ah oo goobta tegay ayaa sheegay inuu arkay siddeed meyd oo si xun u gubtay, isagoo sheegay in qaar ka mid ah dhalinyarada doonta saarneyd deegaanka looga yaqaanay kalluumeysato.<\/p>\n<p>Si kastaba, ma uusan xaqiijin karin sababta ay badda ugu jireen ama in dhammaan dadka doonta saarnaa ay xiriir la lahaayeen burcad-badeedda.<\/p>\n<p><strong>Markabka hubka siday<\/strong><\/p>\n<p>M\/V LUTUF ayaa la afduubtay 17-kii Agoosto meel qiyaastii 3.5 mayl-badeed u jirta xeebta Marraya ee degmada Eyl.<\/p>\n<p>Sarkaal Soomaali ah ayaa wakaaladda AP u sheegay in markabku siday hub laga keenay Turkiga, qalab isgaarsiin iyo nidaamyo dayax-gacmeed oo ku sii jeeday xarun tababar milatari oo Turkigu ku leeyahay Muqdisho.<\/p>\n<p>Markabka waxaa saarnaa 10 shaqaale ah oo ay ku jiraan lix Hindi ah, hal Turki ah, hal Georgian ah iyo laba Serbian ah oo ilaalo ahaan u shaqeynayay.<\/p>\n<p>AP ayaa sidoo kale werisay in maraakiib, diyaarado qumaatiga u kaca iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkigu ay la socdeen dhaq-dhaqaaqa markabka kaddib afduubka.<\/p>\n<p>Burcad-badeedda ayaa la sheegay inay dalbadeen lacag madaxfurasho ah oo gaareysa ku dhowaad laba milyan oo dollar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdooyinka amni ee ka socda xeebaha Puntland, xilli maamulka Puntland uu Ankara ku eedeeyay inay ka dambeyso duqeymo dhowaan ka dhacay gobolka Nugaal oo ay ku dhinteen ugu yaraan 13 qof. &nbsp; Wasaaradda ayaa Khamiistii sheegtay in Taliska Ciidamada Wadajirka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1787910572,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192677","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdooyinka amni ee ka socda xeebaha Puntland, xilli maamulka Puntland uu Ankara ku eedeeyay inay ka dambeyso duqeymo dhowaan ka dhacay gobolka Nugaal oo ay ku dhinteen ugu yaraan 13 qof. &nbsp; Wasaaradda ayaa Khamiistii sheegtay in Taliska Ciidamada Wadajirka ah ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-28T09:49:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/\",\"name\":\"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp\",\"datePublished\":\"2026-08-28T09:49:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdooyinka amni ee ka socda xeebaha Puntland, xilli maamulka Puntland uu Ankara ku eedeeyay inay ka dambeyso duqeymo dhowaan ka dhacay gobolka Nugaal oo ay ku dhinteen ugu yaraan 13 qof. &nbsp; Wasaaradda ayaa Khamiistii sheegtay in Taliska Ciidamada Wadajirka ah ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-08-28T09:49:19+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/","name":"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp","datePublished":"2026-08-28T09:49:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/6123beb0-a1ae-11f1-aed2-8d6da8d75094.png.webp","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-u-jawaabay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TURKIGA OO U JAWAABAY PUNTLAND."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192677"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192679,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192677\/revisions\/192679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}