{"id":192680,"date":"2026-08-28T12:58:16","date_gmt":"2026-08-28T09:58:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192680"},"modified":"2026-08-28T12:58:16","modified_gmt":"2026-08-28T09:58:16","slug":"laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/","title":{"rendered":"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192682\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, oo weli sheegta inuu yahay madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga horyimid eedeymo maleeshiyada taabacsan loogu xiriiriyay Al-Shabaab, isaga oo Midowga Afrika iyo howlgalka AUSSOM uga digay inay ku lug yeeshaan khilaafka siyaasadeed iyo midka militari ee ka taagan maamulka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>War-saxaafadeed Khamiistii kasoo baxay xafiis Laftagareen uu weli ugu yeero \u201cMadaxtooyada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed\u201d ayaa walaac looga muujiyay qoraal ay Guddiga Midowga Afrika soo saartay 21-kii Agoosto, kaas oo la sheegay inuu daba socday codsi dowladda federaalka Soomaaliya u gudbisay AUSSOM oo la xiriira xaaladda amni ee Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Laftagareen iyo garabkiisa ayaa si buuxda u diiday eedeymaha ciidamadooda oo ay ugu yeereen \u201cDaraawiishta\u201d la xiriirinaya kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in ciidamadaasi yihiin ciidan \u201csi sharci ah loo dhisay\u201d, isla markaana loo igmaday ilaalinta shacabka, hay\u2019adaha dowladda, amniga iyo nidaamka dastuuriga ah ee Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>\u201cKu tilmaamidda ciidamadaas \u2018maleeshiyaad xiriir la leh Al-Shabaab\u2019, iyadoo aysan jirin caddeyn si madax-bannaan loo xaqiijiyay, waxay halis gelinaysaa shacabka iyo ciidamada ammaanka, waxayna dhaawici kartaa kalsoonida lagu qabo AUSSOM,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya xilli dowladda federaalka iyo dhinaca Laftagareen ay isku hayaan xaaladda Koonfur Galbeed, iyadoo khilaafka siyaasadeed uu marar dhowr ah isku beddelay iska horimaad hubeysan.<\/p>\n<p><strong>AUSSOM oo loo digay<\/strong><\/p>\n<p>Qoraalka ayaa si gaar ah uga digay in khilaafka siyaasadeed ee gudaha Soomaaliya lagu dhex daro dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Garabka Laftagareen ayaa sheegay in khilaafaadka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada lagu xalliyo wada-hadal, hannaan dastuuri ah iyo heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay, halkii loo adeegsan lahaa awood militari.<\/p>\n<p>Waxa uu ka digay in adeegsiga awood militari oo lagu gaarayo ujeeddooyin siyaasadeed ay sii hurin karto rabshadaha, barakaca iyo kala qeybsanaanta bulshada.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Laftagareen iyo maamulkiisa ay soo dhoweynayaan waxa ay ku tilmaameen \u201ctilmaanta cad\u201d ee ku jirta qoraalka Midowga Afrika ee ah in AUSSOM ay ilaaliso dhex-dhexaadnimadeeda, kana fogaato ku lug lahaanshaha khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxay ugu baaqeen Midowga Afrika iyo AUSSOM inay marka hore sameeyaan baaritaan madax-bannaan oo lagu xaqiijinayo xaqiiqooyinka, ka hor inta aysan taageerin ama qeyb ka noqon wax howlgal militari ah.<\/p>\n<p><strong>Digniin ku saabsan Baydhaba<\/strong><\/p>\n<p>Laftagareen ayaa si gaar ah uga digay tallaabo militari oo ka dhacda Baydhaba iyo deegaannada ku dhow, isagoo sheegay in howlgal kasta oo halkaas laga fuliyo uu keeni karo duqeyn, barakac ama waxyeello soo gaarta dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan howlgalladu waa inay si buuxda ugu hoggaansamaan sharciga caalamiga ah ee bani\u2019aadannimada, waajibaadka ilaalinta rayidka iyo xeerarka hawlgalka AUSSOM,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Garabka Laftagareen ayaa sidoo kale dalalka ciidamada ku biiriya AUSSOM, Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamka ugu baaqay inaysan ku tiirsanaan xog aan la xaqiijin ama eedeymo ay siyaasadi dabada ka riixeyso.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu bixiyo xogta uu hayo, isla markaana uu ka qeyb-galo baaritaan madax-bannaan oo lagu xaqiijinayo xaqiiqooyinka.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa nuqullo loo diray madaxda Midowga Afrika iyo AUSSOM, Qaramada Midoobay, dalalka ciidamada ku biiriya howlgalka, Midowga Yurub, safaaradaha Mareykanka, Britain iyo Turkiga iyo urur-goboleedka IGAD.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in qoraalka loo soo saaray magaca \u201cDowlad-goboleedka Koonfur Galbeed\u201d iyo \u201cXafiiska Madaxweynaha\u201d, inkastoo Laftagareen uu hadda dibad-joog ku yahay Nairobi, islamarkaana uu weli ku adkeysanayo sheegashada ah inuu hayo sharciyadda madaxtinimada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192681\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1528\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n.jpg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n-724x1024.jpg 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n-768x1087.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n-696x985.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n-1068x1511.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/788528490_918034224231051_4774919460583689288_n-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, oo weli sheegta inuu yahay madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga horyimid eedeymo maleeshiyada taabacsan loogu xiriiriyay Al-Shabaab, isaga oo Midowga Afrika iyo howlgalka AUSSOM uga digay inay ku lug yeeshaan khilaafka siyaasadeed iyo midka militari ee ka taagan maamulka. &nbsp; War-saxaafadeed Khamiistii kasoo baxay xafiis Laftagareen uu weli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1787911109,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192680","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, oo weli sheegta inuu yahay madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga horyimid eedeymo maleeshiyada taabacsan loogu xiriiriyay Al-Shabaab, isaga oo Midowga Afrika iyo howlgalka AUSSOM uga digay inay ku lug yeeshaan khilaafka siyaasadeed iyo midka militari ee ka taagan maamulka. &nbsp; War-saxaafadeed Khamiistii kasoo baxay xafiis Laftagareen uu weli [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-08-28T09:58:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/\",\"name\":\"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg\",\"datePublished\":\"2026-08-28T09:58:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, oo weli sheegta inuu yahay madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga horyimid eedeymo maleeshiyada taabacsan loogu xiriiriyay Al-Shabaab, isaga oo Midowga Afrika iyo howlgalka AUSSOM uga digay inay ku lug yeeshaan khilaafka siyaasadeed iyo midka militari ee ka taagan maamulka. &nbsp; War-saxaafadeed Khamiistii kasoo baxay xafiis Laftagareen uu weli [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-08-28T09:58:16+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/","name":"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg","datePublished":"2026-08-28T09:58:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Laftagareen.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-ciidamada-itoobiya-uga-digay-inay-ku-lug-yeeshaan-dagaalka-kala-dhexeeya-dowlada-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laftagareen oo Ciidamada Itoobiya uga digay inay ku lug yeeshaan dagaalka kala dhexeeya Dowlada Somalia."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192680"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192680"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192680\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192683,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192680\/revisions\/192683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}