{"id":192930,"date":"2026-09-18T11:25:12","date_gmt":"2026-09-18T08:25:12","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192930"},"modified":"2026-09-18T11:25:12","modified_gmt":"2026-09-18T08:25:12","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192931\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp 740w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1-696x522.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1-560x420.webp 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa soo jeediyay in garoonka diyaaradaha Berbera loogu magac daro Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, xilli uu Washington ka wado dadaal xooggan oo uu ku raadinayo aqoonsi Mareykan ah.<\/p>\n<p>What If You Landed on Kepler 186f?<br \/>\nCirro ayaa sidoo kale sheegay in Trump lagu soo dhoweyn karo inuu dhismo Trump Tower ka hirgeliyo Hargeysa, isaga oo isku dayaya inuu maamulka Mareykanka tuso waxa Somaliland diyaar u tahay inay bixiso haddii xiriirka labada dhinac sare loo qaado.<\/p>\n<p>Hadalladan ayuu Cirro ku sheegay wareysi uu magaalada Washington ku siiyay warbaahinta Semafor, xilli uu booqasho ku joogo Mareykanka, isla markaana uu kulamo la leeyahay mas\u2019uuliyiin iyo xubno ka tirsan Congress-ka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadafka ugu weyn uu yahay sidii Somaliland uga heli lahayd Mareykanka aqoonsi, balse dhinacyadu sidoo kale ka wada shaqeyn karaan ganacsi, maalgashi iyo iskaashi amni inta arrinta aqoonsiga laga gaarayo go\u2019aan.<\/p>\n<p>Cirro ayaa sheegay in Somaliland ay Mareykanka u soo bandhigi karto dekedda Berbera, kheyraadka dabiiciga ah iyo xarumo kale oo istiraatiiji ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxba bilaash kuma bixinayno,\u201d ayuu yiri Cirro, isaga oo tilmaamay in heshiis kasta uu ku xirnaan doono waxa dhinaca kale lagu beddelanayo.<\/p>\n<p><strong>Saldhig militari<\/strong><\/p>\n<p>Cirro ayaa sheegay inuusan meesha ka saarayn in mustaqbalka Mareykanka, Israel ama dalal kale ay helaan marin militari oo ballaaran ama heshiis saldhig.<\/p>\n<p>Arrintaas ayuu ku tilmaamay mid \u201cwada-xaajood\u201d ku xiran.<\/p>\n<p>\u201cMeesha kama saarayo,\u201d ayuu yiri, isagoo sheegay in heshiis kasta uu ku xirnaan doono waxa Somaliland beddelkeeda ka hesho, oo ay ka mid noqon karaan taageero amni iyo xoojinta ciidamadeeda.<\/p>\n<p>Berbera ayaa ku taalla meel muhiim ah oo ku dhow marin-biyoodka Bab al-Mandab, oo isku xira Badda Cas iyo Badweynta Hindiya, waxaana muhiimaddeeda sare u qaaday khataraha amni iyo weerarrada sanadihii dambe ka dhacay marin-biyoodka Badda Cas.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa hore xiriir dhinaca ammaanka iyo tababarka ah ula lahaa Somaliland, balse ma laha saldhig militari oo halkaas ku yaalla, sida ay sheegtay Semafor.<\/p>\n<p>Israel ayaa bishii Diseembar 2025 noqotay dalkii ugu horreeyay ee xubin ka ah Qaramada Midoobay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland, tallaabadaas oo dowladda Soomaaliya si adag u diidday, kuna tilmaantay xadgudub ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dalka.<\/p>\n<p>Midowga Afrika iyo dalal kale ayaa sidoo kale taageeray midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Tan iyo markaas, maamulka Somaliland ayaa sare u qaaday dadaalkiisa uu ku doonayo in dalal kale ay raacaan Israel, waxaana Cirro uu Mareykanka ku tilmaamay bartilmaameedka ugu muhiimsan ee ololahaas.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.semafor.com\/article\/09\/16\/2026\/somalilands-president-puts-everything-on-the-table-for-trump\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa soo jeediyay in garoonka diyaaradaha Berbera loogu magac daro Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, xilli uu Washington ka wado dadaal xooggan oo uu ku raadinayo aqoonsi Mareykan ah. What If You Landed on Kepler 186f? Cirro ayaa sidoo kale sheegay in Trump lagu soo dhoweyn karo inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192931,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1789719926,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa soo jeediyay in garoonka diyaaradaha Berbera loogu magac daro Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, xilli uu Washington ka wado dadaal xooggan oo uu ku raadinayo aqoonsi Mareykan ah. What If You Landed on Kepler 186f? Cirro ayaa sidoo kale sheegay in Trump lagu soo dhoweyn karo inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-18T08:25:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"740\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-09-18T08:25:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp\",\"width\":740,\"height\":555},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxweynaha maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa soo jeediyay in garoonka diyaaradaha Berbera loogu magac daro Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, xilli uu Washington ka wado dadaal xooggan oo uu ku raadinayo aqoonsi Mareykan ah. What If You Landed on Kepler 186f? Cirro ayaa sidoo kale sheegay in Trump lagu soo dhoweyn karo inuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-18T08:25:12+00:00","og_image":[{"width":740,"height":555,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/","name":"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp","datePublished":"2026-09-18T08:25:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/adfb58941a6233cc2d4886d40eb46f8895991813-2048x1536-1.webp","width":740,"height":555},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-somaliland-oo-wax-walba-miiska-u-saaray-trump\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Somaliland oo wax walba miiska u saaray Trump."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192930"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192932,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192930\/revisions\/192932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}