{"id":192985,"date":"2026-09-26T11:49:32","date_gmt":"2026-09-26T08:49:32","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192985"},"modified":"2026-09-26T11:49:32","modified_gmt":"2026-09-26T08:49:32","slug":"cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/","title":{"rendered":"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192986\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"357\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u garatay Cabdifataax Xasan Afrax inuu noqdo ku-xigeenka Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen,<\/p>\n<p>Arrintan ayaa lagu go\u2019aamiyay kulan ka dhacay xarunta ururka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee JSP, halkaas oo Cabdifataax Afrax loogu xushay inuu noqdo ku-xigeenka Guudlaawe, xilli doorashada maamulka la qorsheeyay inay HirShabelle ka dhacdo 30-ka September.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Villa Soomaaliya ayaa kusoo aadaya iyadoo ay jireen siyaasiyiin kala duwan oo kasoo jeeda gobolka Hiiraan, kuwaas oo doonayay inay qabtaan xilka ku-xigeenka Madaxweynaha HirShabelle, balse ugu dambeyn waxaa laga dhex xushay Afrax.<\/p>\n<p>Sida xogtu tilmaamayso, xulashada Cabdifataax Afrax ayaa lagu saleeyay dhowr arrimood, oo ay kamid yihiin saamiga beeleed ee uu matalo, waayo-aragnimadiisa maamul iyo xiriirka uu la leeyahay deegaanka Hiiraan.<\/p>\n<p>Afrax ayaa hore dhowr jeer u soo maamulay Hiiraan, taas oo la rumeysan yahay inay kamid tahay qodobbada Villa Soomaaliya ku tixgelisay markii ay qiimeynaysay shaqsiga ku habboon inuu Guudlaawe ku weheliyo hoggaanka HirShabelle.<\/p>\n<p>Xogta ayaa sidoo kale sheegeysa in Madaxtooyada Soomaaliya ay u aragto Afrax shaqsi awood u yeelan kara inuu wajaho xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Hiiraan, gaar ahaan kacdoonka iyo diidmada HirShabelle ee ay beeshiisu ka waddo magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Doorashada ku-xigeenka ayaa muhiimad gaar ah yeelanaysa xilli HirShabelle ay isu diyaarineyso doorasho, iyadoo ay weli jiraan khilaafaad siyaasadeed iyo aragtiyo kala duwan oo ku saabsan maamulka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Si kastaba, Cabdifataax Afrax ayaa noqonaya shaqsiga ku wehelinaya Cali Guudlaawe doorashada iyo hoggaanka HirShabelle, iyadoo indhaha lagu hayo sida xulashadiisu uga falcelin doonto xaaladda siyaasadeed ee Beledweyne iyo guud ahaan gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u garatay Cabdifataax Xasan Afrax inuu noqdo ku-xigeenka Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, Arrintan ayaa lagu go\u2019aamiyay kulan ka dhacay xarunta ururka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee JSP, halkaas oo Cabdifataax Afrax loogu xushay inuu noqdo ku-xigeenka Guudlaawe, xilli doorashada maamulka la qorsheeyay inay HirShabelle ka dhacdo 30-ka September. Go\u2019aanka Villa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":192986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1790412585,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u garatay Cabdifataax Xasan Afrax inuu noqdo ku-xigeenka Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, Arrintan ayaa lagu go\u2019aamiyay kulan ka dhacay xarunta ururka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee JSP, halkaas oo Cabdifataax Afrax loogu xushay inuu noqdo ku-xigeenka Guudlaawe, xilli doorashada maamulka la qorsheeyay inay HirShabelle ka dhacdo 30-ka September. Go\u2019aanka Villa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-26T08:49:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"357\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/\",\"name\":\"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-09-26T08:49:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg\",\"width\":660,\"height\":357},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u garatay Cabdifataax Xasan Afrax inuu noqdo ku-xigeenka Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, Arrintan ayaa lagu go\u2019aamiyay kulan ka dhacay xarunta ururka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee JSP, halkaas oo Cabdifataax Afrax loogu xushay inuu noqdo ku-xigeenka Guudlaawe, xilli doorashada maamulka la qorsheeyay inay HirShabelle ka dhacdo 30-ka September. Go\u2019aanka Villa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-26T08:49:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":357,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/","name":"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg","datePublished":"2026-09-26T08:49:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/1790364382825267870_122194733792853919_6817247393649939501_n.jpg","width":660,"height":357},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdifataax-xasan-afrax-oo-loodoortay-ku-xigeenka-cali-guudlaawe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdifataax Xasan Afrax oo loodoortay ku-xigeenka Cali Guudlaawe."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192985"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":192987,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192985\/revisions\/192987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/192986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}