{"id":192997,"date":"2026-09-29T11:00:19","date_gmt":"2026-09-29T08:00:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=192997"},"modified":"2026-09-29T11:00:19","modified_gmt":"2026-09-29T08:00:19","slug":"k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/","title":{"rendered":"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193001\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalkii culus ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo Maamulka Koonfur Galbeed uu sheegay in ciidamadiisu ay soo rideen in ka badan shan diyaaradood oo aan duuliye lahayn (Drone) oo lagu adeegsanayay dagaalka.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dhinaca Koonfur Galbeed, afar ka mid ah diyaaradaha la soo riday ayaa la sheegay inay sideen waxyaabo u eg madaxyada gantaallada RPG-ga ama baasuukaha, kuwaas oo loo adeegsaday weerarro ka dhan ah fariisimo ciidan oo ku yaalla magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Diyaaradda shanaad ayaa la sheegay inay ahayd Drone nooca loo adeegsado duubista iyo indha-indheynta, taas oo sida wararka hordhaca ah tilmaamayaan aan lagu rakibin waxyaabo qarxa.<\/p>\n<p>Wararka ku saabsan tirada diyaaradaha la soo riday iyo nooca hubka ay sideen ayaa weli ah xog hordhac ah, mana jirto ilaa hadda xaqiijin madax-bannaan oo si buuxda u caddeyneysa tirada Drone-yada, noocyadooda iyo waxa ay sida saxda ah u siteen.<\/p>\n<p>Ilo maxalli ah ayaa sidoo kale sheegaya in Drone-yada dagaalka lagu adeegsaday ay ka yimaadeen Imaaraadka Carabta, iyadoo la tilmaamayo inay yihiin noocyo cusub oo aan hore loogu arag dagaallada gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in in ka badan 70 dagaalyahan lagu dilay dagaal culus oo Isniintii ka dhacay magaalada Baydhaba, kaas oo billowday waaberigii.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed uu maamulka Koonfur Galbeed soo saaray fiidnimadii Isniinta ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka ay iska caabiyeen weerar ay sheegeen inay soo qaadeen dagaalyahanno Al-Shabaab ah oo ay garab socdeen ciidamo taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.<\/p>\n<p>Maamulka ayaa sheegay in dagaalka lagu dilay in ka badan 70 dagaalyahan, isla markaana qaar ka mid ah dadka la dilay ay ahaayeen ajaaniib.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-192998\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825278723_1044727275212020_178816066162895091_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825278723_1044727275212020_178816066162895091_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825278723_1044727275212020_178816066162895091_n-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825278723_1044727275212020_178816066162895091_n-560x420.webp 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825278723_1044727275212020_178816066162895091_n-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825278723_1044727275212020_178816066162895091_n-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-192999\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825292470_1633046878524429_7982749012144993473_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825292470_1633046878524429_7982749012144993473_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825292470_1633046878524429_7982749012144993473_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/825292470_1633046878524429_7982749012144993473_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-193000\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828169739_1484468163580585_7702056839592373284_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828169739_1484468163580585_7702056839592373284_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828169739_1484468163580585_7702056839592373284_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828169739_1484468163580585_7702056839592373284_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-193001\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/828712279_2552408905256028_6760963283467342441_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-193002\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-193003\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829196410_1101182265660752_3881954783890776302_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829196410_1101182265660752_3881954783890776302_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829196410_1101182265660752_3881954783890776302_n-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalkii culus ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo Maamulka Koonfur Galbeed uu sheegay in ciidamadiisu ay soo rideen in ka badan shan diyaaradood oo aan duuliye lahayn (Drone) oo lagu adeegsanayay dagaalka. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dhinaca Koonfur Galbeed, afar ka mid ah diyaaradaha la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1790668832,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-192997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalkii culus ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo Maamulka Koonfur Galbeed uu sheegay in ciidamadiisu ay soo rideen in ka badan shan diyaaradood oo aan duuliye lahayn (Drone) oo lagu adeegsanayay dagaalka. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dhinaca Koonfur Galbeed, afar ka mid ah diyaaradaha la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-09-29T08:00:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/\",\"name\":\"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-09-29T08:00:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp\",\"width\":696,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalkii culus ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo Maamulka Koonfur Galbeed uu sheegay in ciidamadiisu ay soo rideen in ka badan shan diyaaradood oo aan duuliye lahayn (Drone) oo lagu adeegsanayay dagaalka. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dhinaca Koonfur Galbeed, afar ka mid ah diyaaradaha la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-09-29T08:00:19+00:00","og_image":[{"width":696,"height":928,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/","name":"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp","datePublished":"2026-09-29T08:00:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/09\/829171184_2621477848313747_1772204129666260275_n.webp","width":696,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/k-galbeed-oo-sheegtay-iney-5-drone-ku-soo-riday-dagaalkii-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"K\/Galbeed oo sheegtay iney 5 Drone ku soo riday dagaalkii Baydhabo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192997"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=192997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193004,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/192997\/revisions\/193004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=192997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=192997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=192997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}