{"id":193054,"date":"2026-10-04T11:22:16","date_gmt":"2026-10-04T08:22:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193054"},"modified":"2026-10-04T11:22:16","modified_gmt":"2026-10-04T08:22:16","slug":"dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/","title":{"rendered":"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-193055\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg\" alt=\"\" width=\"511\" height=\"509\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 511px) 100vw, 511px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dib-u-dhiska iyo abaabulka Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), kaddib markii Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad Cabdiraxmaan loo magacaabay Taliyaha Qaybta.<\/p>\n<p>Qaybta 26-aad ayaa noqonaysa qaybtii ugu horreysay ee Ciidanka Xoogga Dalka ee si rasmi ah uga hawlgasha deegaannada waqooyiga ka xiga Gaalkacyo tan iyo xilligii dowladdii Kacaanka. Saldhigga qaybta ayaa laga dhigay Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Ka hor magacaabista Taliye Cawad, Taliska CXDS ayaa bishii Sebtembar fasaxay mushaharka 2,500 askari oo loogu talagalay inay ka hawlgalaan Qaybta 26-aad.<\/p>\n<p>Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad ayaa horey u ahaa Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, wuxuuna ka mid yahay saraakiisha da\u2019da yar ee tababarrada ciidan ku soo qaatay dalka Eritrea.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ayaa dib u abaabushay Qaybta 26-aad iyadoo ciidanka loo xilsaaray inay ka hawlgalaan deegaanno ka tirsan waqooyiga dalka, oo ay ku jiraan dhulka xeebaha Sanaag..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dib-u-dhiska iyo abaabulka Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), kaddib markii Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad Cabdiraxmaan loo magacaabay Taliyaha Qaybta. Qaybta 26-aad ayaa noqonaysa qaybtii ugu horreysay ee Ciidanka Xoogga Dalka ee si rasmi ah uga hawlgasha deegaannada waqooyiga ka xiga Gaalkacyo tan iyo xilligii dowladdii Kacaanka. Saldhigga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1791102149,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dib-u-dhiska iyo abaabulka Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), kaddib markii Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad Cabdiraxmaan loo magacaabay Taliyaha Qaybta. Qaybta 26-aad ayaa noqonaysa qaybtii ugu horreysay ee Ciidanka Xoogga Dalka ee si rasmi ah uga hawlgasha deegaannada waqooyiga ka xiga Gaalkacyo tan iyo xilligii dowladdii Kacaanka. Saldhigga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-04T08:22:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"224\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/\",\"name\":\"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg\",\"datePublished\":\"2026-10-04T08:22:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg\",\"width\":225,\"height\":224},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray. - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystirtay dib-u-dhiska iyo abaabulka Qaybta 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), kaddib markii Gaashaanle Dhexe Cabdiraxmaan Cawad Cabdiraxmaan loo magacaabay Taliyaha Qaybta. Qaybta 26-aad ayaa noqonaysa qaybtii ugu horreysay ee Ciidanka Xoogga Dalka ee si rasmi ah uga hawlgasha deegaannada waqooyiga ka xiga Gaalkacyo tan iyo xilligii dowladdii Kacaanka. Saldhigga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-04T08:22:16+00:00","og_image":[{"width":225,"height":224,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/","name":"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg","datePublished":"2026-10-04T08:22:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/000.jpg","width":225,"height":224},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhismaha-qaybta-26-aad-ee-cxds-oo-ladhammaystiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhismaha Qaybta 26-aad ee CXDS oo ladhammaystiray."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193054"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193056,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193054\/revisions\/193056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}