{"id":193115,"date":"2026-10-10T11:38:14","date_gmt":"2026-10-10T08:38:14","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193115"},"modified":"2026-10-10T11:38:14","modified_gmt":"2026-10-10T08:38:14","slug":"maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-193116\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2.jpg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"290\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2.jpg 320w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 516px) 100vw, 516px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Masar ayaa billowday diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee ay ciidamo milatari ugu soo diri lahayd Soomaaliya, iyadoo saraakiil, tababarayaal iyo la-taliyeyaal ciidan oo Masaari ah ay ka shaqeynayaan qabanqaabada howlgalka, sida ay werisay warbaahinta The New Arab.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa la filayaa inay Soomaaliya ku yimaadaan laba hannaan oo kala ah iskaashiga milatari ee tooska ah ee Muqdisho iyo Qaahira iyo howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM, iyadoo tallaabadani ay qeyb ka tahay heshiiskii difaaca ee labada dal kala saxiixdeen sanadkii 2024.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sheegtay in ciidamada Masar la qorsheynayo in la dejiyo deegaanka Ceelcade, oo ku yaalla waqooyiga Muqdisho, gaar ahaan aagga garoonkii diyaaradaha ee Cisiley, kuna dhow xadka gobolka Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, dowladda Masar weli si rasmi ah uma shaacin tirada ciidamada ay Soomaaliya u soo direyso, waqtiga ay imaanayaan iyo sida ay u kala qeyb noqon doonaan kuwa hoos tegaya AUSSOM iyo kuwa ku imaanaya heshiiska labada dowladood. Sidoo kale, ma jiro war rasmi ah oo si madax-bannaan u xaqiijinaya goobta la sheegay in ciidamadan la dejinayo.<\/p>\n<p>Warbaahinta milatariga ee Defense Arabic ayaa 30-kii September sidoo kale werisay in saraakiil Masaari ah ay gaareen deegaanka Ceelcade, halkaas oo la sheegay in laga diyaarinayo xarun milatari oo loogu talagalay ciidamada Masar iyo tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xaruntan ayaa la filayaa inay noqoto saldhigga ugu weyn ee ciidamada Masar uga howlgalaan Soomaaliya, haddii qorshahaasi u hirgalo sida la sheegay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dowladda Masar ayaa billowday diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee ay ciidamo milatari ugu soo diri lahayd Soomaaliya, iyadoo saraakiil, tababarayaal iyo la-taliyeyaal ciidan oo Masaari ah ay ka shaqeynayaan qabanqaabada howlgalka, sida ay werisay warbaahinta The New Arab. Ciidamadan ayaa la filayaa inay Soomaaliya ku yimaadaan laba hannaan oo kala ah iskaashiga milatari ee tooska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1791621514,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Dowladda Masar ayaa billowday diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee ay ciidamo milatari ugu soo diri lahayd Soomaaliya, iyadoo saraakiil, tababarayaal iyo la-taliyeyaal ciidan oo Masaari ah ay ka shaqeynayaan qabanqaabada howlgalka, sida ay werisay warbaahinta The New Arab. Ciidamadan ayaa la filayaa inay Soomaaliya ku yimaadaan laba hannaan oo kala ah iskaashiga milatari ee tooska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-10T08:38:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/\",\"name\":\"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg\",\"datePublished\":\"2026-10-10T08:38:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg\",\"width\":320,\"height\":180},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya? - Wardoon","og_description":"&nbsp; Dowladda Masar ayaa billowday diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee ay ciidamo milatari ugu soo diri lahayd Soomaaliya, iyadoo saraakiil, tababarayaal iyo la-taliyeyaal ciidan oo Masaari ah ay ka shaqeynayaan qabanqaabada howlgalka, sida ay werisay warbaahinta The New Arab. Ciidamadan ayaa la filayaa inay Soomaaliya ku yimaadaan laba hannaan oo kala ah iskaashiga milatari ee tooska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-10T08:38:14+00:00","og_image":[{"width":320,"height":180,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/","name":"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg","datePublished":"2026-10-10T08:38:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/mqdefault2-1.jpg","width":320,"height":180},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-og-tahay-halka-ay-degayaaan-ciidamada-masar-ee-ku-soo-wajahan-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaad ka og tahay halka ay degayaaan ciidamada Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193115"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193117,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193115\/revisions\/193117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}