{"id":193133,"date":"2026-10-13T12:20:35","date_gmt":"2026-10-13T09:20:35","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193133"},"modified":"2026-10-13T12:20:35","modified_gmt":"2026-10-13T09:20:35","slug":"ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/","title":{"rendered":"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193135\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"573\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif 860w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618-300x200.avif 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618-768x512.avif 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618-696x464.avif 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618-630x420.avif 630w\" sizes=\"(max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si kulul uga jawaabtay baaritaan ay ciidamada federaalka Mareykanka ku sameeyeen gurigeeda magaalada Washington DC, iyadoo ku eedeysay Madaxweyne Donald Trump inuu hay\u2019adaha ammaanka dowladda u adeegsanayo cabsi-gelinta iyo bartilmaameedsiga dadka siyaasadda ku mucaaradsan.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa qoraal ay Isniintii soo dhigtay barteeda X ku sheegtay inay nabad qabto, balse waxay hawlgalka ku tilmaantay tallaabo cusub oo ka mid ah olole siyaasadeed oo Trump uu muddo toban sano ah ku hayey.<\/p>\n<p>\u201cHa ku khaldamin, tani waa isku day lagu bartilmaameedsanayo dadka siyaasadda lagu kala aragtida duwan yahay, looguna adeegsanayo hay\u2019adaha fulinta sharciga federaalka,\u201d ayay tiri Ilhaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193134\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2026-10-12t151610z-469501605-rc2q1oai8xbg-rtrmadp-3-usa-election-minnesota-omar.webp\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"573\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2026-10-12t151610z-469501605-rc2q1oai8xbg-rtrmadp-3-usa-election-minnesota-omar.webp 860w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2026-10-12t151610z-469501605-rc2q1oai8xbg-rtrmadp-3-usa-election-minnesota-omar-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2026-10-12t151610z-469501605-rc2q1oai8xbg-rtrmadp-3-usa-election-minnesota-omar-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2026-10-12t151610z-469501605-rc2q1oai8xbg-rtrmadp-3-usa-election-minnesota-omar-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2026-10-12t151610z-469501605-rc2q1oai8xbg-rtrmadp-3-usa-election-minnesota-omar-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/p>\n<p>\u201cMuddo toban sano ah, Trump wuxuu igu bartilmaameedsanayey been abuur aan sal lahayn iyo ololeyaal sumcad dil ah. Tani waa tallaabadii ugu dambeysay ee sii xoojineysa ololihiisa cabsi-gelinta siyaasadeed,\u201d ayay raacisay.<\/p>\n<p>\u201cMa aamusi doono,\u201d ayay hadalkeeda ku soo gabagabeysay.<\/p>\n<p>Xafiiska Ilhaan Cumar ayaa isaguna soo saaray bayaan uu hawlgalka ku cambaareeyey, kuna tilmaamay ku takrifal awoodeed oo aan hore loo arag, kaas oo lagu adeegsanayo hay\u2019adaha federaalka si loo beegsado dadka siyaasadda ku mucaaradsan Trump.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afhayeenka xildhibaanadda, Jacklyn Rogers, ayaa sheegtay in Trump uu muddo dheer Ilhaan ku hayey weerarro afka ah oo halis geliyey ammaankeeda, balse hadda uu arrinta gaarsiiyey heer ciidamada federaalka ay baaraan gurigeeda.<\/p>\n<p>\u201cXildhibaanaddu wax dembi ah ma gelin. Madaxweyne kasta waa inaan loo oggolaan inuu awoodda dowladda federaalka u adeegsado cabsi-gelinta dadka siyaasadda ku mucaaradsan,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si kulul uga jawaabtay baaritaan ay ciidamada federaalka Mareykanka ku sameeyeen gurigeeda magaalada Washington DC, iyadoo ku eedeysay Madaxweyne Donald Trump inuu hay\u2019adaha ammaanka dowladda u adeegsanayo cabsi-gelinta iyo bartilmaameedsiga dadka siyaasadda ku mucaaradsan. Ilhaan ayaa qoraal ay Isniintii soo dhigtay barteeda X ku sheegtay inay nabad qabto, balse waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1791883249,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si kulul uga jawaabtay baaritaan ay ciidamada federaalka Mareykanka ku sameeyeen gurigeeda magaalada Washington DC, iyadoo ku eedeysay Madaxweyne Donald Trump inuu hay\u2019adaha ammaanka dowladda u adeegsanayo cabsi-gelinta iyo bartilmaameedsiga dadka siyaasadda ku mucaaradsan. Ilhaan ayaa qoraal ay Isniintii soo dhigtay barteeda X ku sheegtay inay nabad qabto, balse waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-13T09:20:35+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/\",\"name\":\"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif\",\"datePublished\":\"2026-10-13T09:20:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif\",\"width\":860,\"height\":573},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si kulul uga jawaabtay baaritaan ay ciidamada federaalka Mareykanka ku sameeyeen gurigeeda magaalada Washington DC, iyadoo ku eedeysay Madaxweyne Donald Trump inuu hay\u2019adaha ammaanka dowladda u adeegsanayo cabsi-gelinta iyo bartilmaameedsiga dadka siyaasadda ku mucaaradsan. Ilhaan ayaa qoraal ay Isniintii soo dhigtay barteeda X ku sheegtay inay nabad qabto, balse waxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-13T09:20:35+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/","name":"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif","datePublished":"2026-10-13T09:20:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/ap26285444534618.avif","width":860,"height":573},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-kahadashay-baaritaanka-lagu-sameeyey-gurigeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ilhan Cumar oo kahadashay Baaritaanka lagu sameeyey Gurigeeda."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193133"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193133"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193136,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193133\/revisions\/193136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}