{"id":193171,"date":"2026-10-14T18:17:22","date_gmt":"2026-10-14T15:17:22","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193171"},"modified":"2026-10-14T18:17:22","modified_gmt":"2026-10-14T15:17:22","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA)."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193172\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-300x225.avif 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-1024x768.avif 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-768x576.avif 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-696x522.avif 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-1068x801.avif 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-560x420.avif 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-80x60.avif 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085-265x198.avif 265w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u soo ceshatay nidaamka tikidhada duullimaadyada ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), sida uu shaaciyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Faarax Nuur.<\/p>\n<p>Wasiirka oo warbixin siiyay Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu ku guuleysatay dib u soo celinta nidaamkan, kaas oo dalka u suuragelinaya inuu si rasmi ah uga qayb qaato maamulka iyo la socodka tikidhada duullimaadyada.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa lagu bogaadiyay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, waxaana lagu boorriyay inay dardargeliso gudashada waajibaadka horyaalla, si loo xaqiijiyo hirgelinta faa\u2019iidooyinka laga filayo nidaamkan.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa 30-kii Abriil 2026 tijaabisay nidaamkan, kaas oo lagu hubinayo saxnaanta tikidhada iyo la socodka dakhliga ka soo xarooda. Ururka IATA oo la aas-aasay sannadkii 1945-kii, ayaa nidaamkan u adeegsada isku-dubbaridka adeegyada tikidhada iyo hawlaha shirkadaha diyaaradaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u soo ceshatay nidaamka tikidhada duullimaadyada ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), sida uu shaaciyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Faarax Nuur. Wasiirka oo warbixin siiyay Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu ku guuleysatay dib u soo celinta nidaamkan, kaas oo dalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193172,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1791991055,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193171","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA). - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA). - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u soo ceshatay nidaamka tikidhada duullimaadyada ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), sida uu shaaciyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Faarax Nuur. Wasiirka oo warbixin siiyay Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu ku guuleysatay dib u soo celinta nidaamkan, kaas oo dalka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-14T15:17:22+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/\",\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA). - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif\",\"datePublished\":\"2026-10-14T15:17:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif\",\"width\":1200,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA).\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA). - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA). - Wardoon","og_description":"&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u soo ceshatay nidaamka tikidhada duullimaadyada ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), sida uu shaaciyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Faarax Nuur. Wasiirka oo warbixin siiyay Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaraddu ku guuleysatay dib u soo celinta nidaamkan, kaas oo dalka u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-14T15:17:22+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/","name":"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA). - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif","datePublished":"2026-10-14T15:17:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/125946085.avif","width":1200,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-soo-ceshatay-nidaamka-tikidhada-ee-iata\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay nidaamka tikidhada ee (IATA)."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193171"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193171"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193173,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193171\/revisions\/193173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}