{"id":193176,"date":"2026-10-15T18:42:22","date_gmt":"2026-10-15T15:42:22","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193176"},"modified":"2026-10-15T18:42:22","modified_gmt":"2026-10-15T15:42:22","slug":"gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193179\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr-300x158.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya, kaas oo dhigaya in doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka la qabto 15-ka April 2027, halka doorashada Madaxweynaha loo asteeyay 15-ka May 2027.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in jadwalkan lagu saleeyay qodobbada sharciga Doorashooyinka Qaranka iyo Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddigu wuxuu sheegay in doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka la qaban doono 15-ka April 2027, halka doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay dhici doonto 15-ka May 2027.<\/p>\n<p>Sidoo kale, bayaanka ayaa lagu xusay in muddada xil-haynta Madaxweynaha ay tahay shan sano, laga bilaabo maalinta xilka loo dhaariyo, iyadoo guddigu arrintan ku saleeyay qodobka 112-aad ee Dastuurka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, jadwalka doorashada ayaa kusoo aadaya xilli ay weli taagan yihiin khilaafaad siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka, kuwaas oo hore u muujiyay diidmo ku aaddan qorshaha doorashooyinka iyo hannaanka siyaasadeed ee dowladda.<\/p>\n<p>Mucaaradka ayaa walaac ka qaba habka loo maamulayo doorashada, iyagoo ku doodaya in loo baahan yahay heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay, kaas oo ay qeyb ka yihiin dhinacyada siyaasadda dalka, si loo xaqiijiyo doorasho lagu wada qanacsan yahay.<\/p>\n<p>Khilaafka ayaa sare u qaadaya su\u2019aalaha ku saabsan sida ay dowladda iyo mucaaradku uga heshiin doonaan hannaanka doorashada ka hor inta aan la gaarin taariikhaha uu guddigu shaaciyay.<\/p>\n<p>Si kastaba, jadwalka cusub ee guddigu ku dhawaaqay ayaa dhigaya in doorashada Baarlamaanka la qabto bartamaha April 2027, halka tan Madaxweynaha la qabanayo bartamaha May ee isla sanadkaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193177\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2.jpg 1236w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2-791x1024.jpg 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2-768x994.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2-696x901.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2-1068x1383.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/1-2-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-193178\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2.jpg 1236w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2-791x1024.jpg 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2-768x994.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2-696x901.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2-1068x1383.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/2-2-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya, kaas oo dhigaya in doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka la qabto 15-ka April 2027, halka doorashada Madaxweynaha loo asteeyay 15-ka May 2027. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in jadwalkan lagu saleeyay qodobbada sharciga Doorashooyinka Qaranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1792078955,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya, kaas oo dhigaya in doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka la qabto 15-ka April 2027, halka doorashada Madaxweynaha loo asteeyay 15-ka May 2027. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in jadwalkan lagu saleeyay qodobbada sharciga Doorashooyinka Qaranka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-15T15:42:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"347\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg\",\"datePublished\":\"2026-10-15T15:42:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg\",\"width\":660,\"height\":347},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka heer federaal ee Soomaaliya, kaas oo dhigaya in doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka la qabto 15-ka April 2027, halka doorashada Madaxweynaha loo asteeyay 15-ka May 2027. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in jadwalkan lagu saleeyay qodobbada sharciga Doorashooyinka Qaranka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-15T15:42:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":347,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/","name":"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg","datePublished":"2026-10-15T15:42:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/dooorr.jpg","width":660,"height":347},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashooyinka-oo-shaaciyay-waqtiga-la-qabanayo-doorashooyinka-madaxweynaha-somalia-iyo-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudiga doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Baarlamaanka."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193176"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193176"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193180,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193176\/revisions\/193180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}