{"id":193277,"date":"2026-10-22T12:22:02","date_gmt":"2026-10-22T09:22:02","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193277"},"modified":"2026-10-22T12:22:02","modified_gmt":"2026-10-22T09:22:02","slug":"liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","title":{"rendered":"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193278\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png\" alt=\"\" width=\"556\" height=\"295\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png 556w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126-300x159.png 300w\" sizes=\"(max-width: 556px) 100vw, 556px\" \/><\/p>\n<p>Liibaan Axmed Xasan ayaa goordhow kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isaga oo si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.<\/p>\n<p>Liibaan Axmed Xasan oo muddo dheer olole xooggan kusoo jiray ayaa la tartamay musharrax Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Liibaan ayaa kusoo baxay cod aqlabiyad leh, wuxuuna helay 72 cod, halka musharraxa kalena uu helay 14 cod, sidaas wuxuu ku noqday Madaxweynaha cusub ee Galmudug ee beddalay Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor).<\/p>\n<p>Natiijada doorashadan ayaa lasii ogaa, maadaama uu Liibaan Axmed Xasan uu taageero wayn ka haystay Villa Somalia, oo iyadu galaangal xooggan ku leh arrimaha Galmudug.<\/p>\n<p>Dhanka kale, waxaa goordhow la guda-geli doonaa doorashada madaxweyne ku xigeenka, iyada oo ay si weyn ugu loollamayaan musharraxiinta kala ah Cabdisataar Maxamed Geelle iyo Cabdiweli Ibraahim Garyare oo kala metalaya xisbiga Sincad iyo JSP. Haseyeeshee waxaa guusha loo saadaalinayaa Garyare oo ka tirsan xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo horay loo siiyay kaarka musharraxnimada ee xisbiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1915347109844631%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Liibaan Axmed Xasan ayaa goordhow kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isaga oo si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Liibaan Axmed Xasan oo muddo dheer olole xooggan kusoo jiray ayaa la tartamay musharrax Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada Galmudug. Sidoo kale, Liibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1792660944,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Liibaan Axmed Xasan ayaa goordhow kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isaga oo si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Liibaan Axmed Xasan oo muddo dheer olole xooggan kusoo jiray ayaa la tartamay musharrax Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada Galmudug. Sidoo kale, Liibaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-22T09:22:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"556\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"295\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\",\"name\":\"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png\",\"datePublished\":\"2026-10-22T09:22:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png\",\"width\":556,\"height\":295},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug - Wardoon","og_description":"Liibaan Axmed Xasan ayaa goordhow kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isaga oo si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Liibaan Axmed Xasan oo muddo dheer olole xooggan kusoo jiray ayaa la tartamay musharrax Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada Galmudug. Sidoo kale, Liibaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-22T09:22:02+00:00","og_image":[{"width":556,"height":295,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","name":"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png","datePublished":"2026-10-22T09:22:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/Screenshot-2026-10-22-102126.png","width":556,"height":295},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-axmed-xasan-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Liibaan Axmed Xasan oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193277"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193279,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193277\/revisions\/193279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}