{"id":193291,"date":"2026-10-25T12:31:26","date_gmt":"2026-10-25T09:31:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193291"},"modified":"2026-10-25T12:31:26","modified_gmt":"2026-10-25T09:31:26","slug":"madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193292\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"445\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n-300x192.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n-657x420.webp 657w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>mas\u2019uuliyiin ka tirsan Villa Somalia, kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray duqeyntii la sheegay inay ciidamada Turkigu ka geysteen xeebaha Garmaal iyo Jiifle, halkaas oo ay ku dhinteen 13 qof.<\/p>\n<p>Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Islaan Ciise uu dowladda federaalka ka codsaday inay door muuqda ka qaadato sidii caddaalad loogu heli lahaa ehellada dadka ku dhintay duqeynta, isla markaana loo xaqiijin lahaa xaqiiqada dhacdada.<\/p>\n<p>Dhanka kale, maamulka Puntland ayaa hore u sheegay in dadka ku dhintay weerarka ay ahaayeen kalluumeysato, isaga oo dowladda Turkiga ku eedeeyay inay duqeynta ku beegsatay dad rayid ah oo aan wax lug ah ku lahayn falal amni-darro.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka aragti duwan maamulka Puntland, iyadoo sheegtay in dadka la dilay ay ahaayeen burcad-badeed. Dowladda Turkiga, dhankeeda, weli si rasmi ah ugama hadlin eedeymaha iyo wararka la xiriira dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Kulanka madaxweynaha iyo Islaan Ciise ayaa kusoo aadaya xilli ay weli taagan yihiin su\u2019aalo ku saabsan cidda ay ahaayeen dadka lagu dilay xeebaha Nugaal iyo duruufihii ku xeernaa duqeynta, iyadoo ay jiraan aragtiyo kala duwan oo ay qabaan Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal. mas\u2019uuliyiin ka tirsan Villa Somalia, kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray duqeyntii la sheegay inay ciidamada Turkigu ka geysteen xeebaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1792920699,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193291","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal. mas\u2019uuliyiin ka tirsan Villa Somalia, kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray duqeyntii la sheegay inay ciidamada Turkigu ka geysteen xeebaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-25T09:31:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/\",\"name\":\"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-10-25T09:31:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp\",\"width\":696,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah. - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal. mas\u2019uuliyiin ka tirsan Villa Somalia, kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray duqeyntii la sheegay inay ciidamada Turkigu ka geysteen xeebaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-25T09:31:26+00:00","og_image":[{"width":696,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/","name":"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp","datePublished":"2026-10-25T09:31:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/859771812_1540941961216867_5623498188322685565_n.webp","width":696,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-iyo-islaan-ciise-oo-yeeshay-wada-hadallo-xasaasi-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Islaan Ciise oo yeeshay wada-hadallo xasaasi ah."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193291"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193291"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193293,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193291\/revisions\/193293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}