{"id":193338,"date":"2026-10-31T12:56:20","date_gmt":"2026-10-31T09:56:20","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193338"},"modified":"2026-10-31T12:56:20","modified_gmt":"2026-10-31T09:56:20","slug":"kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/","title":{"rendered":"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193340\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"526\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg 526w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n-300x300.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n-150x150.jpg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidanka la dagaallanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa maanta baahiyay xog tibaaxaysa in ay raadinayaan wariyayaasha caanka ah ee kala ah; Macruuf Xaaji iyo Axmed Siciid. Ciidanka ayaa codsaday in cidii xog ka haysa ay la wadaagto.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaliya oo war-saxaafaded ka soo saartay ayaa eedamayhan ku tilmaantay kuwo waxba kama jiraan ah. Dowladda Soomaliya waxay sheegtay in la doonayo sumcad dilka wariyayaashan Soomaliyed. Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay in ay difaacayso sharafra muwadiniinteda, islamarkaana lagu daba jiro hawshan.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay si cad u beenisay eedeymaha loo jeediyay Axmed Saciid iyo Macruuf Xaaji, kuwaas oo sawirradooda lagu baahiyey barta Counter Terrorism Policing KE, arrintaas oo dhalisay falcelin xooggan.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa sidoo kale ku dooday in eedeymahan oo aan sal iyo raad toona lahayn lagu dhaawacayo sumcadda suxufiyiinta, xorriyadda hadalka iyo ammaankooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay baaritaan ku waddo akoonkaas iyo shaqsiyaadka ka dambeeyay arrintaas, si tallaabo sharci ah looga qaado cid kasta oo lagu helo inay mas\u2019uul ka tahay faafinta wararka been-abuurka ah.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo la kaashanaysa hay\u2019adaha ay arrintani khusayso, Wasaaraddu waxay waddaa baaritaan ku saabsan akoonkaas iyo shakhsiyaadka ka dambeeya, iyadoo ujeeddadu tahay in tallaabooyin sharci oo ku habboon laga qaado cid kasta oo mas\u2019uul ka ah faafinta xogta beenta ah,\u201d ayaa lasii raaciyay qoraalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iay ka go\u2019an tahay ilaalinta xuquuqda, karaamada iyo badbaadada saxafiyiinta dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193339\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/875731531_1025080823940054_8459049199520620532_n.webp\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/875731531_1025080823940054_8459049199520620532_n.webp 508w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/875731531_1025080823940054_8459049199520620532_n-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/875731531_1025080823940054_8459049199520620532_n-296x420.webp 296w\" sizes=\"(max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ciidanka la dagaallanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa maanta baahiyay xog tibaaxaysa in ay raadinayaan wariyayaasha caanka ah ee kala ah; Macruuf Xaaji iyo Axmed Siciid. Ciidanka ayaa codsaday in cidii xog ka haysa ay la wadaagto. Dowladda Soomaliya oo war-saxaafaded ka soo saartay ayaa eedamayhan ku tilmaantay kuwo waxba kama jiraan ah. Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193340,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1793440601,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193338","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Ciidanka la dagaallanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa maanta baahiyay xog tibaaxaysa in ay raadinayaan wariyayaasha caanka ah ee kala ah; Macruuf Xaaji iyo Axmed Siciid. Ciidanka ayaa codsaday in cidii xog ka haysa ay la wadaagto. Dowladda Soomaliya oo war-saxaafaded ka soo saartay ayaa eedamayhan ku tilmaantay kuwo waxba kama jiraan ah. Dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-10-31T09:56:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/\",\"name\":\"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-10-31T09:56:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg\",\"width\":526,\"height\":526},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Ciidanka la dagaallanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa maanta baahiyay xog tibaaxaysa in ay raadinayaan wariyayaasha caanka ah ee kala ah; Macruuf Xaaji iyo Axmed Siciid. Ciidanka ayaa codsaday in cidii xog ka haysa ay la wadaagto. Dowladda Soomaliya oo war-saxaafaded ka soo saartay ayaa eedamayhan ku tilmaantay kuwo waxba kama jiraan ah. Dowladda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-10-31T09:56:20+00:00","og_image":[{"width":526,"height":526,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/","name":"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg","datePublished":"2026-10-31T09:56:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/10\/877516822_1704786957877193_6988853825627524796_n.jpg","width":526,"height":526},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-argagaxiso-kushaabadaysa-laba-wariye-oo-somali-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo Argagaxiso kushaabadaysa laba wariye oo somali ah."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193338"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193341,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193338\/revisions\/193341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}