{"id":193407,"date":"2026-11-05T18:27:32","date_gmt":"2026-11-05T15:27:32","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193407"},"modified":"2026-11-05T18:27:32","modified_gmt":"2026-11-05T15:27:32","slug":"guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193408\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"452\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg 678w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed oo qoraal soo saaray ayaa ka horyimid xilka qaadistii uu xalay ku sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Baashe ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha, isaga oo shaaca ka qaaday in xilka qaadista lagu sameeyay ay baalmarsan tahay mabaadi\u2019da dastuuriga ah ee sarreynta sharciga, kala sarreynta awoodaha laamaha dowladdda, iyo madaxbannaanida Garsoorka dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu hoosta ka xariiqay in ujeedka ugu wayn ee laga leeyahay tallaabadan ay tahay in lagu carqaladeeyo dacwad uu sheegay in laga furay dastuurka cusub, taas oo ay horay Maxkamadda Sare ugu gudbiyeen xubnaha mucaaradka dalka.<\/p>\n<p>\u201cSidaas darteed waxay Maxkamadda Sare ku dhawaaqday in ay waxba kama jiraan (baadil) tahay xil ka qaadista lagu sheegay qoraalka laga soo dhigay bogga Facebook ee Madaxtooyada,\u201d ayaa lagu yiri warqadda uu saaray guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu bayaanka intaas kusii daray \u201cMaxkamaddu waxay faraysaa madaxtooyada in uu ku dhaqmo Dastuurka Dalka, ilaalinaayo Madaxbannaanida Hay\u2019adda Garsoorka iyo Sarreynta sharciga asagoo maanka ku haya in uu yahay ilaaliyaha iyo horumariyaha Dastuurka\u201d.<\/p>\n<p>Falcelintan ayaa timid, kadib markii xalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo jagadaas u magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193410\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/44.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"979\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/44.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/44-213x300.webp 213w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/44-299x420.webp 299w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193409\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/55.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"941\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/55.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/55-222x300.webp 222w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/55-311x420.webp 311w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed oo qoraal soo saaray ayaa ka horyimid xilka qaadistii uu xalay ku sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Baashe ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha, isaga oo shaaca ka qaaday in xilka qaadista lagu sameeyay ay baalmarsan tahay mabaadi\u2019da dastuuriga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193408,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1793892465,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed oo qoraal soo saaray ayaa ka horyimid xilka qaadistii uu xalay ku sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Baashe ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha, isaga oo shaaca ka qaaday in xilka qaadista lagu sameeyay ay baalmarsan tahay mabaadi\u2019da dastuuriga ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-05T15:27:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"452\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg\",\"datePublished\":\"2026-11-05T15:27:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg\",\"width\":678,\"height\":452},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh. - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed oo qoraal soo saaray ayaa ka horyimid xilka qaadistii uu xalay ku sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Baashe ayaa sharci darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha, isaga oo shaaca ka qaaday in xilka qaadista lagu sameeyay ay baalmarsan tahay mabaadi\u2019da dastuuriga ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-05T15:27:32+00:00","og_image":[{"width":678,"height":452,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/","name":"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg","datePublished":"2026-11-05T15:27:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/IMG_4a3cb402-b40f-4a2a-9b91-4ed5221e517f.jpg","width":678,"height":452},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-maxkamadda-sare-oo-diiday-xilka-qaadista-uu-ku-sameeyey-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare oo diiday xilka qaadista uu ku sameeyey Xasan Sheekh."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193407"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193411,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193407\/revisions\/193411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}