{"id":193432,"date":"2026-11-06T15:14:44","date_gmt":"2026-11-06T12:14:44","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193432"},"modified":"2026-11-06T15:14:44","modified_gmt":"2026-11-06T12:14:44","slug":"daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/","title":{"rendered":"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193435\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png\" alt=\"\" width=\"1220\" height=\"742\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png 1220w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338-300x182.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338-1024x623.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338-768x467.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338-696x423.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338-1068x650.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338-691x420.png 691w\" sizes=\"(max-width: 1220px) 100vw, 1220px\" \/>Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dhaqan-galka dastuurka cusub, isagoo sheegay inuu qaadayo tallaabooyin sharci oo dhakhso ah.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed uu goordhoweyd soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa lagu sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan tixgelin is-hortaagyo sharci oo uu xafiisku horay ugu gudbiyay.<\/p>\n<p>Xafiiska ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ay ahayd inay marka hore ka jawaabto is-hortaagyadii sharci ee loo gudbiyay, iyadoo aqbali lahayd ama diidi lahayd, balse ay maxkamaddu sheegtay inay go\u2019aan soo saartay iyada oo aan arrintaas wax jawaab ah laga bixin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Garyaqaanka Guud ayaa ku eedeeyay maxkamadda inay ku xadgudubtay mabda\u2019a iska-hor-keenidda dhinacyada dacwadda, isaga oo sheegay in haddii la diiday is-hortaagyada loo gudbiyay ay ahayd in la muddeeyo dhegeysiga dacwadda, lana siiyo dhinacyada fursad ay ku soo bandhigaan doodahooda.<\/p>\n<p>Warqadda ayaa sidoo kale lagu sheegay in maxkamaddu aysan u hoggaansamin qaab-dhismeedka sharci ee Maxkamadda Sare, maadaama, sida uu xafiisku ku dooday, ay ahayd in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare uu guddoomiyo garsoorayaasha ka garnaqaya dacwadda.<\/p>\n<p>Qodob kale oo uu Xafiiska Garyaqaanka Guud soo bandhigay ayaa ahaa in maxkamaddu abuurtay dacwad cusub oo aan ahayn tii markii hore la furay, isaga oo sheegay in arrintaasi ay ka hor imanayso qodobbada sharciga ee nidaaminaya dacwadaha maxkamadaha.<\/p>\n<p>Garyaqaanka Guud ayaa gunaanadkii ku sheegay in go\u2019aanka ama qoraalka ka soo baxay garsoorayaasha Maxkamadda Sare uusan waafaqsanayn sharciga, isla markaana uusan lahayn wax saamayn sharci ah.<\/p>\n<p>Xafiiska ayaa caddeeyay inuu qaadi doono tallaabooyinka sharci ee ku habboon, isaga oo xusay in mowqifkiisu ku salaysan yahay ilaalinta sharciga, danaha qaranka iyo dhowrista dhismaha dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba, diidmada Garyaqaanka Dowladda ayaa imaanaysa xilli ay taagan tahay xiisad sharci oo ka dhalatay xil ka qaadistii Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Garyaqaan Baashe Yuusuf, oo la sheegay inuu u janjeeray dhanka mucaaradka, kuwaas oo si adag uga soo horjeeda dastuurka cusub iyo hannaanka doorashooyinka ay waddo dowladda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1654257232833928%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-193434\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1.webp\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"897\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1.webp 664w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-222x300.webp 222w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-311x420.webp 311w\" sizes=\"(max-width: 664px) 100vw, 664px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193433\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2.webp\" alt=\"\" width=\"659\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2.webp 659w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2-220x300.webp 220w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2-308x420.webp 308w\" sizes=\"(max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dhaqan-galka dastuurka cusub, isagoo sheegay inuu qaadayo tallaabooyin sharci oo dhakhso ah. War-saxaafadeed uu goordhoweyd soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa lagu sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1793967302,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dhaqan-galka dastuurka cusub, isagoo sheegay inuu qaadayo tallaabooyin sharci oo dhakhso ah. War-saxaafadeed uu goordhoweyd soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa lagu sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-06T12:14:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1220\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"742\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/\",\"name\":\"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png\",\"datePublished\":\"2026-11-06T12:14:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png\",\"width\":1220,\"height\":742},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare. - Wardoon","og_description":"Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay go\u2019aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dhaqan-galka dastuurka cusub, isagoo sheegay inuu qaadayo tallaabooyin sharci oo dhakhso ah. War-saxaafadeed uu goordhoweyd soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa lagu sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-06T12:14:44+00:00","og_image":[{"width":1220,"height":742,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/","name":"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png","datePublished":"2026-11-06T12:14:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Screenshot-2026-11-06-121338.png","width":1220,"height":742},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-garyaqaanka-guud-ee-dowladda-oo-buriyay-goaankii-kasoo-baxay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Garyaqaanka Guud ee Dowladda oo buriyay go\u2019aankii kasoo baxay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193432"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193432"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193437,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193432\/revisions\/193437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}