{"id":193493,"date":"2026-11-13T12:15:27","date_gmt":"2026-11-13T09:15:27","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193493"},"modified":"2026-11-13T12:15:27","modified_gmt":"2026-11-13T09:15:27","slug":"film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193494\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp\" alt=\"\" width=\"900\" height=\"506\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp 900w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139-696x391.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 900px) 100vw, 900px\" \/><\/p>\n<p>Jilaaga caanka ah ee Bollywood-ka, Salman Khan, ayaa wada filim cusub oo cinwaankiisu yahay Maatrubhumi: May War Rest in Peace, kaas oo si weyn loo hadal hayo, maadaama uu salka ku hayo iska horimaadkii dhiigga badan ku daatay ee ciidamada Hindiya iyo Shiinaha ku dhexmaray dooxada Galwan ee gobolka Ladakh sanadkii 2020.<\/p>\n<p>Filimkan oo markii hore loo bixiyay Battle of Galwan ayaa dib loogu beddelay magaca Maatrubhumi, waxaana magaca cusub loo fasiray mid muujinaya in sheekadu aysan ku koobnayn dagaal iyo iska horimaad militari, balse ay sidoo kale taabanayso bani\u2019aadannimada, khasaaraha dagaalka iyo dhibaatada ay la kulmaan qoysaska askarta ku dhinta goobaha dagaalka.<\/p>\n<p>Filimka waxaa jilaya Salman Khan, waxaana agaasime ka ah Apoorva Lakhia. Waxaa sidoo kale ka qeyb qaadanaysa atariishada Chitrangda Singh, halka soo saaristiisa ay leedahay shirkadda Salman Khan Films.<\/p>\n<p>Dagaalkii Galwan ayaa dhacay 15-kii June 2020, xilli ay ciidamada Hindiya iyo Shiinaha isku hayeen xuduudda muranka badan dhalisay ee ku taalla gobolka Ladakh, oo ka tirsan buuraleyda Himalaya.<\/p>\n<p>Labada dal ayaa muddo dheer isku hayay xuduud aan si buuxda loo calaamadeyn, waxaana xiisadda sii huriyay dhaqdhaqaaqyo militari, dhismaha kaabayaasha waddooyinka iyo joogitaanka ciidamada labada dhinac ee deegaannada lagu muransan yahay.<\/p>\n<p>Filimka ayaa dhaliyay muran ka hor inta aan la sii deyn, gaar ahaan dhinaca Shiinaha oo dhaliilay muuqaalladii hordhaca ahaa ee filimka, kuna eedeeyay in si khaldan loo muujinayo dhacdooyinkii Galwan ee 2020.<\/p>\n<p>Warbaahinta dowladda Shiinaha ee Global Times ayaa hore u dhaliishay muuqaalkii hordhaca ahaa, iyadoo sheegtay inuu marin-habaabinayo xaqiiqooyinka taariikhiga ah ee dagaalka.<\/p>\n<p>Doodda ayaa sii xoogeysatay markii YouTuber-ka caanka ah ee Hindiya, Dhruv Rathee, uu 11-kii October 2026 sheegay in filimka dib loo duubay, kaddib markii dowladda Hindiya ay cadaadis saartay shirkadda soo saaraysa.<\/p>\n<p>Rathee ayaa ku dooday in dowladda Hindiya aysan dooneyn in filimka lagu muujiyo Shiinaha qaab taban, taasina ay sababtay in wax laga beddelo muuqaallo iyo qaybo ka mid ah sheekada.<\/p>\n<p>Warbaahinta Telegraph India ayaa iyaduna 7-dii November baahisay warbixin ay ku sheegtay, iyadoo soo xiganaysa ilo dowladeed oo aan magacyadooda la shaacin, in ku dhowaad 40 boqolkiiba filimka dib loo duubay, si looga saaro waxyaabaha sida tooska ah uga soo horjeeda Shiinaha.<\/p>\n<p>Warbixintaasi waxay sidoo kale sheegtay in isbeddelka lagu sameeyay filimka uu la xiriiri karo dadaallada lagu hagaajinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee Hindiya iyo Shiinaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jilaaga caanka ah ee Bollywood-ka, Salman Khan, ayaa wada filim cusub oo cinwaankiisu yahay Maatrubhumi: May War Rest in Peace, kaas oo si weyn loo hadal hayo, maadaama uu salka ku hayo iska horimaadkii dhiigga badan ku daatay ee ciidamada Hindiya iyo Shiinaha ku dhexmaray dooxada Galwan ee gobolka Ladakh sanadkii 2020. Filimkan oo markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1794561340,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jilaaga caanka ah ee Bollywood-ka, Salman Khan, ayaa wada filim cusub oo cinwaankiisu yahay Maatrubhumi: May War Rest in Peace, kaas oo si weyn loo hadal hayo, maadaama uu salka ku hayo iska horimaadkii dhiigga badan ku daatay ee ciidamada Hindiya iyo Shiinaha ku dhexmaray dooxada Galwan ee gobolka Ladakh sanadkii 2020. Filimkan oo markii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-13T09:15:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"506\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/\",\"name\":\"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp\",\"datePublished\":\"2026-11-13T09:15:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp\",\"width\":900,\"height\":506},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay. - Wardoon","og_description":"Jilaaga caanka ah ee Bollywood-ka, Salman Khan, ayaa wada filim cusub oo cinwaankiisu yahay Maatrubhumi: May War Rest in Peace, kaas oo si weyn loo hadal hayo, maadaama uu salka ku hayo iska horimaadkii dhiigga badan ku daatay ee ciidamada Hindiya iyo Shiinaha ku dhexmaray dooxada Galwan ee gobolka Ladakh sanadkii 2020. Filimkan oo markii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-13T09:15:27+00:00","og_image":[{"width":900,"height":506,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/","name":"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp","datePublished":"2026-11-13T09:15:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/salmankhan11776238139.webp","width":900,"height":506},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/film-cusub-oo-uu-wado-jilaaga-salman-khan-oo-muran-ka-dhashay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Film cusub oo uu wado Jilaaga Salman Khan oo Muran ka dhashay."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193493"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193495,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193493\/revisions\/193495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}