{"id":193499,"date":"2026-11-13T18:56:55","date_gmt":"2026-11-13T15:56:55","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193499"},"modified":"2026-11-13T18:56:55","modified_gmt":"2026-11-13T15:56:55","slug":"9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/","title":{"rendered":"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp\" alt=\"\" width=\"565\" height=\"784\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp 565w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1-216x300.webp 216w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1-303x420.webp 303w\" sizes=\"(max-width: 565px) 100vw, 565px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Kosovo ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsatay inay ka caawiso ogaanshaha halka ay ku sugan yihiin sagaal xubnood oo ka tirsanaa wafdi Soomaali ah, kuwaas oo la sheegay inay si lama filaan ah uga baxeen hoygoodii magaalada Prishtina, iyaga oo aan ogeysiin mas\u2019uuliyiinta dalkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warqad diblomaasiyadeed oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Kosovo ay u dirtay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dadkaasi fiidkii 27-kii October, abbaaro 7:10 fiidnimo ay ka baxeen hoyga Dua Village, iyadoo aan lagu wargelin hay\u2019adihii ku shaqada lahaa habraaca booqashadooda.<\/p>\n<p>Maqnaanshahooda ayaa la ogaaday maalintii xigtay, xilli mas\u2019uuliyiinta Kosovo ay diyaarinayeen gaadiidkii u qaadi lahaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Prishtina, halkaas oo loogu talagalay inay ka raacaan duulimaadkii ay dalka kaga bixi lahaayeen.<\/p>\n<p>Baaritaanno hordhac ah oo la sameeyay ayaa muujiyay inay iskood uga tageen hoygoodii, waxaana suuragal ah inay u safreen goob kale oo gudaha Kosovo ah. Hase yeeshee, ma aysan gaarin qaybta VIP-da ee garoonka diyaaradaha oo loogu diyaariyay bixitaankooda.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kosovo ayaa sheegtay in isku-dayo kala duwan oo ay ku doonaysay inay xog uga hesho mas\u2019uuliyiinta sare ee wafdiga Soomaalida aysan wax natiijo ah ka soo bixin, iyadoo ilaa xilliga warqadda la diyaarinayay aan la hayn xog rasmi ah oo ku saabsan halka ay sagaalka qof ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Wafdiga Soomaaliya ayaa Kosovo gaaray 25-kii October, waxaana garoonka diyaaradaha Prishtina ay ka degeen abbaaro 7:45 fiidnimo, iyadoo wafdiga ay hoggaaminayeen Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta, Siciid Maxamed Maxamuud iyo Wasiir-ku-xigeenka Dekedaha, Fartuun Cabdulqaadir Faarax.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ee hoggaaminayay wafdiga ayaa Kosovo ka baxay 28-kii October, iyadoo Siciid Maxamed uu baxay saacadihii hore ee maalintaas, halka Fartuun Cabdulqaadir ay dalka ka ambabaxday fiidnimadii isla maalintaas.<\/p>\n<p>Balse, weli lama hayo xog rasmi ah oo xaqiijinaysa xaaladda sharci ee sagaalka qof, halka ay ku sugan yihiin ama inay gebi ahaanba ka baxeen dhulka Kosovo, iyadoo dowladdu walaac ka muujisay badqabka iyo xaaladda nololeed ee dadkaas.<\/p>\n<p>Dowladda Kosovo ayaa hay\u2019adaha ku shaqada leh ee Soomaaliya ugu baaqday inay arrintan mudnaan gaar ah siiyaan, isla markaana sida ugu dhaqsaha badan u soo gudbiyaan xog kasta oo gacan ka geysan karta ogaanshaha halka ay sagaalka qof ku sugan yihiin iyo xaqiijinta ammaankooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp\" alt=\"\" width=\"565\" height=\"784\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp 565w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1-216x300.webp 216w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1-303x420.webp 303w\" sizes=\"(max-width: 565px) 100vw, 565px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-193501\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2-1.webp\" alt=\"\" width=\"473\" height=\"797\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2-1.webp 473w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2-1-178x300.webp 178w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/2-1-249x420.webp 249w\" sizes=\"(max-width: 473px) 100vw, 473px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193500\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/3.webp\" alt=\"\" width=\"533\" height=\"821\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/3.webp 533w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/3-195x300.webp 195w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/3-273x420.webp 273w\" sizes=\"(max-width: 533px) 100vw, 533px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Dowladda Kosovo ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsatay inay ka caawiso ogaanshaha halka ay ku sugan yihiin sagaal xubnood oo ka tirsanaa wafdi Soomaali ah, kuwaas oo la sheegay inay si lama filaan ah uga baxeen hoygoodii magaalada Prishtina, iyaga oo aan ogeysiin mas\u2019uuliyiinta dalkaas. &nbsp; Warqad diblomaasiyadeed oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1794585427,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; &nbsp; Dowladda Kosovo ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsatay inay ka caawiso ogaanshaha halka ay ku sugan yihiin sagaal xubnood oo ka tirsanaa wafdi Soomaali ah, kuwaas oo la sheegay inay si lama filaan ah uga baxeen hoygoodii magaalada Prishtina, iyaga oo aan ogeysiin mas\u2019uuliyiinta dalkaas. &nbsp; Warqad diblomaasiyadeed oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-13T15:56:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"565\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"784\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/\",\"name\":\"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-11-13T15:56:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp\",\"width\":565,\"height\":784},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo. - Wardoon","og_description":"&nbsp; &nbsp; Dowladda Kosovo ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsatay inay ka caawiso ogaanshaha halka ay ku sugan yihiin sagaal xubnood oo ka tirsanaa wafdi Soomaali ah, kuwaas oo la sheegay inay si lama filaan ah uga baxeen hoygoodii magaalada Prishtina, iyaga oo aan ogeysiin mas\u2019uuliyiinta dalkaas. &nbsp; Warqad diblomaasiyadeed oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-13T15:56:55+00:00","og_image":[{"width":565,"height":784,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/","name":"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp","datePublished":"2026-11-13T15:56:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/1-1.webp","width":565,"height":784},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-xubnood-oo-ka-tirsan-wafdiga-soomaalida-ayaa-la-waayay-intii-ay-ku-guda-jireen-booqasho-ay-ku-tageen-kosovo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"9 xubnood oo ka tirsan wafdiga Soomaalida ayaa la waayay intii ay ku guda jireen booqasho ay ku tageen Kosovo."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193499"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193503,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193499\/revisions\/193503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}