{"id":193512,"date":"2026-11-15T19:23:21","date_gmt":"2026-11-15T16:23:21","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193512"},"modified":"2026-11-15T19:23:21","modified_gmt":"2026-11-15T16:23:21","slug":"alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1-300x165.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Dagaalka oo saacado qaatay ayaa yimid, kadib markii ciidamada katirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen deegaankaas, kadibna waxay dagaal la galayeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi, iyada oo la soo wariyay in dagaalka uu gaystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidamada weerarka soo qaaday ay la wareegeen Golweyn, waxaana weli xaaladdu tahay mid aad aad u kacsan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ciidamo gurmad ah oo uu hoggaaminayay taliyihii amniga ee Buulo mareer Cabdisalaan Qoobeey ayaa qarax miino lagula beegsaday halka loo yaqaano Atuunyo xilli ay gurmad u ahaayeen Golweyn, waxaana halkaas ku dhintay taliyaha iyo qaar kamid ah ilaaladiisa.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in qaraxa uu haleelay gaarigii uu saarnaa taliyaha, iyadoo maydadka iyo dhaawacyada la gaarsiiyay magaalada Buulo-mareer oo ay markii horeba kasoo baxeen kolonyadu.<\/p>\n<p>Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Shabeellaha Hoose iyo Koonfur Galbeed oo ku aadan dagaalka maanta ka dhacay Golweyn iyo qaraxa loo dhigay ciidamada gurmadka u ahaa deegaankaas, si looga difaaco ragga weerarka soo qaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo saacado qaatay ayaa yimid, kadib markii ciidamada katirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen deegaankaas, kadibna waxay dagaal la galayeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi, iyada oo la soo wariyay in dagaalka uu gaystay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1794759814,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo saacado qaatay ayaa yimid, kadib markii ciidamada katirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen deegaankaas, kadibna waxay dagaal la galayeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi, iyada oo la soo wariyay in dagaalka uu gaystay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-15T16:23:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/\",\"name\":\"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp\",\"datePublished\":\"2026-11-15T16:23:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah. - Wardoon","og_description":"Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo saacado qaatay ayaa yimid, kadib markii ciidamada katirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen deegaankaas, kadibna waxay dagaal la galayeen ciidamadii ku sugnaa halkaasi, iyada oo la soo wariyay in dagaalka uu gaystay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-15T16:23:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/","name":"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp","datePublished":"2026-11-15T16:23:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/thumbnail-1.webp","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegay-magaalo-muhiim-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo la wareegay magaalo muhiim ah."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193512"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193514,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193512\/revisions\/193514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}