{"id":193518,"date":"2026-11-17T14:09:12","date_gmt":"2026-11-17T11:09:12","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193518"},"modified":"2026-11-17T14:09:12","modified_gmt":"2026-11-17T11:09:12","slug":"cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/","title":{"rendered":"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg 500w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n-278x300.jpg 278w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n-389x420.jpg 389w\" sizes=\"(max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan oo hore u ahaa hoggaamiyihii Macawiisleyda gobolka Hiiraan u dalacsiisay darajada Sarreeye Guuto.<\/p>\n<p>Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale darajooyin ciidan oo kala duwan ayaa la sheegay in la siiyay saraakiil iyo askar ka soo jeeda gobolka Hiiraan, iyadoo Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan la gaarsiiyay darajada Gaashaanle Sare.<\/p>\n<p>Illaa 87 sarkaal iyo askari oo kasoo jeeda Hiiraan ayaa la sheegay in loo sameeyay dallacsiinta, taas oo qayb ka ah tallaabooyinka cusub ee dowladda dhexe u qaadday xiisadda gobolka.<\/p>\n<p>Cali Jeyte ayaa maalmihii lasoo dhaafay gaaray Beledweyne, isagoo muujiyay saluugiisa go\u2019aanka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo mas\u2019uuliyiinta taageersan. Jeyte ayaa haatan si cad u taageeray maamulka HirShabeelle iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa, Cabdulfataax Xasan Afrax.<\/p>\n<p>Si kastaba, dallacsiinta Cali Jeyte iyo saraakiisha kale ayaa qeyb ka ah dadaallo lagu yareynayo xiisadda ka taagan gobolka, iyadoo Villa Soomaaliya ay wajahayso baaqyo iyo cadaadisyo la xiriira xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Beledweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan oo hore u ahaa hoggaamiyihii Macawiisleyda gobolka Hiiraan u dalacsiisay darajada Sarreeye Guuto. Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sidoo kale darajooyin ciidan oo kala duwan ayaa la sheegay in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1794913764,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan oo hore u ahaa hoggaamiyihii Macawiisleyda gobolka Hiiraan u dalacsiisay darajada Sarreeye Guuto. Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sidoo kale darajooyin ciidan oo kala duwan ayaa la sheegay in la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-17T11:09:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/\",\"name\":\"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-11-17T11:09:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg\",\"width\":500,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan oo hore u ahaa hoggaamiyihii Macawiisleyda gobolka Hiiraan u dalacsiisay darajada Sarreeye Guuto. Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sidoo kale darajooyin ciidan oo kala duwan ayaa la sheegay in la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-17T11:09:12+00:00","og_image":[{"width":500,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/","name":"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg","datePublished":"2026-11-17T11:09:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912473316_1799392711110380_4060141936623855110_n.jpg","width":500,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-jeyte-oo-loo-dalacsiiyay-sarreeye-guuto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Jeyte oo loo dalacsiiyay Sarreeye Guuto."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193518"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193523,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193518\/revisions\/193523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}