{"id":193591,"date":"2026-11-23T14:22:31","date_gmt":"2026-11-23T11:22:31","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193591"},"modified":"2026-11-23T14:22:31","modified_gmt":"2026-11-23T11:22:31","slug":"saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/","title":{"rendered":"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193592\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"507\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg 600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n-300x254.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n-497x420.jpg 497w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, waxaana xilkaas loo magacaabay Sareeye Guuto Saadaq Cumar Xasan, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Saadaq Cumar Xasan ayaa horay u soo noqday Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid yahay saraakiisha sare ee ciidamada dalka. Sidoo kale, wuxuu xiriir qoys la leeyahay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo qaba gabadhiisa.<\/p>\n<p>Xil-ka-qaadista Fiqi ayaa la sheegay inay la xiriirto awood-qaybsiga siyaasadeed ee beelaha Galmudug, maadaama uu qaraabo la yahay Madaxweynaha cusub ee maamulkaas, Liibaan Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Fiqi ayaa afartii sano ee la soo dhaafay soo qabtay xilal kala duwan oo heer federaal ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa kusoo beegmeysa xilli ay dowladda federaalka ku jiraan isbeddello siyaasadeed iyo dib-u-habeyn lagu sameynayo hoggaanka qaar ka mid ah wasaaradaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, waxaana xilkaas loo magacaabay Sareeye Guuto Saadaq Cumar Xasan, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Saadaq Cumar Xasan ayaa horay u soo noqday Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid yahay saraakiisha sare ee ciidamada dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1795432965,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, waxaana xilkaas loo magacaabay Sareeye Guuto Saadaq Cumar Xasan, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Saadaq Cumar Xasan ayaa horay u soo noqday Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid yahay saraakiisha sare ee ciidamada dalka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-23T11:22:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"507\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/\",\"name\":\"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg\",\"datePublished\":\"2026-11-23T11:22:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg\",\"width\":600,\"height\":507},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga. - Wardoon","og_description":"&nbsp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, waxaana xilkaas loo magacaabay Sareeye Guuto Saadaq Cumar Xasan, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Saadaq Cumar Xasan ayaa horay u soo noqday Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, waxaana uu ka mid yahay saraakiisha sare ee ciidamada dalka. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-23T11:22:31+00:00","og_image":[{"width":600,"height":507,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/","name":"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg","datePublished":"2026-11-23T11:22:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/172595347_852479705666933_6358973030736772161_n.jpg","width":600,"height":507},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saadaq-joon-oo-loo-magacaabay-wasiirka-gaashaandhiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saadaq Joon oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193591"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193593,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193591\/revisions\/193593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}