6-da Kooxood Ee Ilaa Haatan U Gudbay Wareega 16-ka Champions League

1559

Waxa la soo afjaray kulamada 4-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League waxana soo badanaya kooxaha goosanaya tigdhkooda wareega 16-ka tartanka.

Inkasta oo ay laba kulan ka hadheen wareega Group-yada hadana waxa jira kooxo haatanba booskooda wareega 16-ka sii xaqiiqsaday kana wal-wali doonin kulamada hadhay.

Waxa jirta 6 kooxood oo haatanba xaqiiqsaday booskooda kadib markii ay natiijooyin fiican ka heleen 4-tii kulan ee ay ilaa haatan ciyaareen.