Sawirro-; Vedio- Beesha Sacad oo Warmurtiyeed ka Soo Saartay Ka Qeyb Galka Shirka Dhusa Mareeb,

1655

Suldaan Abdinaasir jaamac Seed oo ka mid ah Salaadinta Beesha Sacad Iyo Odayaasha Dhaqanka Beeshaas. ayaa Warmurtiyeed, ka Soo Saaray Kulan ay ku Yeesheen Magaalada Hobyo Ee  Gobolka Mudug.

Kulanka ayaa mid lagu Taageerayay Shirka Wadatashiga Hobyo , wax ayna soo Kale Cadeyeen Mowqifkooda ku Aadan ka qeyb galka Shirka Dib uheshinta Galmudug Kaasi oo Lagu Qabannaayo Magaalada Dhusa Maree, Ee Caasimadda Galmudug.

Ayagoona Xusay in aysan Jirin Cid ay u wakiisheen ama Ku Matasha Shirkaas.

Wax ayna intaasi Raaciyeen, in markasta ay diyaar uyihiin Ka Qeyb galka Dib udhiska iyo Hormarinta Galmudug oo Dhan yahay,

 

.Hobyo Galmudug Somaliya.

https://www.youtube.com/watch?v=SCXJzFDKHH4&feature=youtu.be

 

Share