AKHRISO:-Kheyre oo dhabar Jadiyay Hogaamiyaha Ahlusuna Ee Dhuusa Mareeb.

1681

Madaxa Xukuumada maamulka Galmudug sidoo kale katirsan hogaanka kooxda Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaki weyn galiyay heshiiskii dowlada federaalka iyo kooxda Ahlu Sunna ku gaareen magaalada Dhuusomareeb.

Qoraal kasoo baxay Sheekh Shaakir oo lala socodsiiyay Madaxweyne Farmaajo, R/W Kheyre iyo Ergeyga Qaramada Midoobe ayaa lagu sheegay in arimo ka baxsan heshiiskii Dhuusomareeb ay ka socdaan magaalada , waxa uuna ka dalbaday Ra’isul Wasaaraha in jawaabo ka bixiyo balan kabaxyada talaabo deg deg ahna uu qaado.

Sheekh Shaakir Qoraalka uu soo saaray ayaa lagu sheegay inay dhaceen arrimo xadgudub heshiiskii ay la galeen, sida magacaabida Taliyeyaal ciidan aan ku jirin heshiiskooda, ku soo gurid Ciidamo dheeraad ah oo ka baxsan Heshiiskii, hadal heyn ah in Ciidamo Ajnabi iyo kuwa ka socda dowladda Federaalka.

Qoraalka ayuu Sheekh Shaakir kaga dalbaday Ra’isul Wasaare Kheyre in

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Sheekh Shaakir