SAWIRRO:- Cabdirahmaan Abdishakuur oo La Kulamay Maamulka iyo Bulshada Magaalada Gaalkcyo

1570

Gudomiyaha Xisbiga wadajir Abdirahamaan Abdishakuur Warsame ayaa Gaaray Magalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka mudug. Waxaana Halkaasi ku soo Dhaweyey Maamulka iyo Bulshada Magaaladaas.
Wuxuuna inta uu ku Suganaa Magaalada Kalamo kala duwan la qadtay Bulshada iyo Maamulka Kulamada ayaa ah kuwo inta badan Diirada lagu Saarayay Sidii dadka Gobolka mudug ay oga qeyb qadan lahaayeen Dowladnimada iyo Hormarinta Degaankooda.

Dhanka kale Gudomiyaha Xisbiga wadajir ayaa Manta Gaalkcyo oga qeyb galaya Kulan weyn oo Bulshada Magaalada ay soo agaasimeen Islamarkaana Gudomiyuhu uu Qudbad ka jeedin doono.
Waxaana socoda diyaar garow Munaasabada Taasi oo ka Dhaci doonta Xarunta Jaamacada Gaalkcyo University. (GU).

Halkaan ka daawo Sawirada.