SAWIRRO. Ciidamnaka Oo Toogtay Dagaalyahano ka Tirsan Al.Shabaab

1617

Afar ruux oo mid dumar tahay oo doonayey in ay dilaan dad kale, ayaa isla iyagii lagu dilay isgoyska Bakaaraha ee Muqdisho sida ay sheegeen laamaha ammaanka Soomaaliya.

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda oo goobta tagay ayaa warbaahinta u sheegay in kooxda la dilay ay doonayeen in ay dilaan agaasime ka tirsan wasaaradda Waxbarashada.

Sawirada waxaa soo qaaday Ciidamada igoyska jooga..