SAWIRRO:- Wafuud ka Socodtay Beesha Habar gidir oo Booqaday Dhismaha Wadda GOB . Balan qaadna Sameeyey.

1650

Wafdi Balaaran Ayaa Booqasho ku Tagay Halka Ay Ka Socoto Dhismaha Wadada Gob
Wafdiga Ayaa Ka Kobanaa Beelaha Habar gidir Ee Ka Qayb galaya Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo .
Wafdigaan Maanta Booqday Dhismahs Wadda Isku Xirta Gaalkcyo iyo Hobyo.
Ayaa Bogaadiyay Gudiga Gacanta ku haya Dhismaha Wadda GOB.
Dadkaan oo isagu Jiray Odayaal Dhaqameed Siyaasin iyo Haweenka oo ka Tirsan Beesha Habar gidir wax ayna ugu danbeytii Sheegeen in Ay ka qeyb qqadanayaan WadDhamestirka Wadada GOB Sidoo kalenah Dakada Ay Furayaan.

Halkaam ka daawo Sawirada.