Hassan Sheikh Mohamud oo u hambalyeeyay Axmed Madoobe

1624

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha la doortey ee Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam sida uu ku daabacey bartiisa uu ku leeyahay Twitterka.