Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) u magacaabay Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed. Magacaabistaan ayaa yimid ka Dib markii Xilka qaadista Lagu Sameyey Bashiir goobe oo horey u ahaa Talihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Oo in badan uu xilkaasi soo Hayay
Balse Madaxda Dowladda Fadraalka ayaa ku qancisay Xilkaan cusub ee Maanta loo Magacaabay Taliyihii Hore.mr. Bashir Goobe.