SAWIRRO:- Qarax Khasaare geystay oo ka Dhacay Muqdisho & Dad Sahacab oo ku Dhintay.

1608

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax Xoogan daqiiqado kahor uu ka dhacay Ex-control Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas ayaa uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari nooca raaxada ah,isla markaan waxaa uu qarxay xili uu marayay Nawaaxiga fariisimo Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ay ku leeyihiin Ex-control Afgooye

Goobgoogayaal ayaa sheegay in qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan,taasi oo aan weli la ogeysn Khasaaraha ka dhashay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa iska gadaamay Aaga uu qaraxa ka dhacay,waxaana halkaas ay ka wadaan baaritaano kala duwan.

Halkaan.