SAWIRRO:- Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Odayaashii Galmudug Ee Cafiska Doontay

1620

Ururka Alshabaab ayaa degmada Xarardheere ku soo bandhigay 90 Oday oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen odayaashii iyo ergadii ka qeybgalay doorashada Xildhibaanada Federaalka ee 2016 ka dhacday Cadaado, Galmudug.

Alshabaab ayaa sheegay in la cafiyey odayaashaan maadaama ay Towbad keeneen. Xubnahan ayaa dib ugu laabtay deegaanadii ay ka yimaadeen..