Akhriso:- Dowladda Nabad iyo Nolal oo soo Saaray Go.aan Dhabar Jab ku ah Bulshada Soomaaliyeed.

1653

2 sano miyaa dib loo dhigay doorashada?

Guddi hoosaadka doorashooyinka Baarlamaanka JFS ayaa soo saaray warbixintii laga sii warhayay, waxayna soo jeediyeen in muddo 2 sano ah dib loo dhigo doorashada Qaranka.

Waa markii ugu horeysey ee doorasho Qaran la isku dayo in dib loo dhigo.

Nuxurka warbixinta dheer intanaa ugu muhiimsan..