SAWIRRO:- Dibadbaxyo lagu dalbanayo Maqaamka Cadaado Oo Halkaasi ka Dhacay.

1883

Magaalada Cadaado Ee Xarunta Barlamanka Galmudug waxaa Maanta ka dhacay Dibadbaxyo ay dhigayaan Shacabka Magaaladaasi.

Boorar katurjumaya rabitaanka Shacabka Cadaado oo ayay maanta wateen Dibadbaxayaasha dalbanayey in ladhaqan galiyo Maqaamka Cadaado.

Dadka ree Cadaado ayaa weli tabaya Balan qaadyo uu Horey usameyey Madaxweyne Farmaajo Islamarkaana ahaa In Xarunta Barlamanka Galmudug ay Noqato Magaalada Cadaado.