War.deg deh ah Werar Khasare geystay oo ka Dhacay Gobolka mudug.

1561

Wararka ka imaanaya Degaano dhaca Bari Gobolka mudug ayaa sheegaya in Halkaasi xalay koxo hubeysan ay halkaa ku dileen dad Shacab ah Islamarkaana dadkaasi ay oo gaartay Dhumasho iyo dhaawac
Inta la Xaqijiyay Labo ayaa Geeryoodtay hal kalana wuu dhaawacmay

Koxax werarka geystay ayaa la soo sheegaya in ay ka Tirsan yihiin dadka degankaasi
Islamarkaana horey oga dhaxeysay Dilal ku saleysan aanooyin qabiilka ee inta badan ka dhaca Deganada Gobolka mudug.