Xoolo Dhaqato Lagu DileY G/GalMuduud
Inta La Xaqijiyay ilaa Sedex Ruux Ayaa Lagu Diley Laama-weyne oo Duleedka ka ah, Deegaanka Biyo-Gaduud ee Gobolka GalGuduud.
Koox Hubeysan Ayaa La SheegeY in Ay Geysteen Dilkaan, Raga La Diley Ayaa Kuwada Sugnaa Hal Goob, Waxeyna Halkaasi Ku Dhaqanaayeen Xoolo.
Qaar Ka Mid aH, Dadka Deegaanka Ayaa Noo SheegeY in Shaqsiyaadka La DileY Ey Kasoo Jeedaan, Magaalada Cadaado ee Xarunta Baarlamaanka GalMudug.
Balse Waxaa La Tuhun-sanyaheY Kooxda Falka Geysatey in Ay Kasoo Jeedaan
M-Cabudwaaq ee G/Galguduud.