Diyaarad waday wafdi uu ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan, Cabdikariim Guuleed Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo Xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan ayaa hadda ka degtay Magaaladda Kismaayo. Diyaarada waxay toos uga duushay Nairobi. Duulimaadkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee Nairobi iyo Kismaayo u kala goosha tan iyo markii Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in diyaaradaha Kismaayo tagaya ay Muqdisho maraan.
SPORTS NEWS
Real Madrid Oo Markii 15-aad Ee Taariikhdooda Ku Guulaystay Champions League
Kooxda Real Madrid ayaa ku guulaystay champions League kadib markii ay garaacday Dortmund.
Kulanka ayaa ku bilowday qaab ciyaareed dar-dar leh oo ay soo bandhigtay...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -