Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb & Diyaar Garowga Dorashada Galmudug

1573

Xubnaha Gudiga Farsamo ee Maamul Dhisida Galmudug oo Kujira Diyaar Garowgii ugu Dambeeyey ee ay Ku soo Gaarayaan Magaalada Dhuusamareeb ayaa Imaan doona Ugu Dambeyn Maalinta Bari ah

Waxaa Jira Xubno Gudiga ka Tirsan oo Horay u Joogey Deegaanka kuwaasi oo Haatan Wada Diyaar Garowga soo Dhoweynta Xubnaha Soo Wajahan iyadoo Lafilayo in Howluhu Bilaaw daan Waxii ka Dambeeya imaatinka Xubnahaasi

Ahlusunna oo Dhaliil ka Muujineysa Gudigan ayaa Iyaduna Diyaarisey Liis ay Ku Jiraan Xubno Kale oo qaarkood Ah wasiiro Galmudug ka Tirsan kuwaa oo ay Macquul Tahay in ay Gudi ahaan Ugu Dhawaaqdo, Maadaama uu Miro Dhal Noqon Waayay Isku Day Lagu Xalinayay Tabashadaasi oo Muqdisho uu ka Wadey C/samad Macalin maxamuud oo Wakiil ka ahaa Doonitaanka Ahlusunna ee Xubnaha Gudiga