Deg Deg Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Ahlusunna Ayaa Isku Hor Fadhiya Dhuusamareeb!

1623

Warar Lagu Kalsoon yahay oo aan ka heleyno Magaalada Dhusa mareeb ayaa ku waramaya in Xiisad Dagaal hada ay ka Tagan tahay Ciidamo kala taabacsan Ahlusuna iyo Dowladda Dhexe

Xiisadan ayaa dhalatay ka dib markii Ciidanka dhoola tus ku soo bandhigeen Dhuusa Mareeb

Waxaana arinkaa ka hor yimid Hogaanka Ahlusuna ee Dhuusa Mareeb

Ma jiraan wax Masuliyin oo labada oo halka xiisadu ka tagan tahay Gaaray.

Wixii Warar ah Ee halkaa ka soo kordha la Soco,