DAAWO:- FADEEXADA, Madaxweyne Dani Ka Carooday Su.aal Uu weydiyay Mudane ka Tirsan Barlamanka Puntland

1795

Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah u jeediyey khudbadiisii Furitaanka kalfadhiga baarlamaanka, wuxuuna ka baxay markii ay ku bilowdeen su`aalo ku wajahan arrimaha Xukuuamddiisu ay qabatay.

Madaxweynaha ayaan ka jawaabin su`aal uu weydiiyey mudane katirsan baarlamaanka Puntland, wuxuuna ka baxay hoolka baarlamaanka, iyadoo si caro leh uga jawaabay Madaxweynuhu.

Tanni waa mid kamid ah arrimaha waa weyn ee sida weyn isha loogu hayay, waxaana ka bixidiisa kalfadhiga muuqda khilaaf xoog leh.