Shaxda Rasmiga Kulamada Man United Vs Tottenham & Chelsea Vs Aston Villa: Xiddigaha Ku Bilowday Shaxda Kulamada

1881

Kooxda Mna United ayaa kulan adag la ciyaari doonta kooxda Tottenham kulan ka tirsan horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Old Trafford kulan uu Jose Mourinho ku soo laabtay Old Trafford 12 bilood kadib markii laga caydhiyay shaqada.

Solskjaer ayaa ku bilaabay xiddiga Young kaas oo ku soo laabtay shaxda kadib markii uu muddo seegay kulamada kooxdiisa.
Sidoo kale Xiddiga khadka dhexe ee McTominay ayaa taam u noqday kulanka halka uu ku bilaabay xiddiga Greenwood kaas oo booska kala baxay Martial.

Dhanka kale kooxda chelsea ayaa marti galinaysa kooxda Aston Villa kulan ay Blues doonayso in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib labadii guuldaro ee ugu dambeeyay.

Lampard ayaa ku soo laabtay shaxda kooxda chelsea kadib markii uu seegay kulankii ugu dambeeyay halka uu sidoo kale kaydka dhiga xiddiga Jorginho kaas oo ku bilowday shaxda kulamadii ugu dambeeyay.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Tottenham

Man United:  De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Young, McTominay, Fred, James, Lingard, Greenwood, Rashford.

Kaydka: Romero, Tuanzebe, Shaw, Williams, Garner, Pereira, Mata.

 

Tottenham: Gazzaniga, Aurier, Sanchez, Alderweireld, Vertonghen, Sissoko, Winks, Moura, Alli, Son, Kane.

Kaydka: Austin, Rose, Dier, Foyth, Ndombele, Eriksen, Lo Celso.

 

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Aston Villa:

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, James, Christensen, Zouma, Kante, Mount, Kovacic, Willian, Pulisic, Abraham.

Kaydka: Caballero, Jorginho, Giroud, Hudson-Odoi, Batshuayi, Tomori, Emerson.

 

Aston Villa: Heaton, Targett, El Mohamady, Mings, Konsa, Nakamba, McGinn, Grealish, Hourihane, Trezeguet, Wesley.