Puntland ayaa shaqada uga hakisay dhammaan shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ku sugan degaannadaas
Qoraal ka soo baxay Xafiiska wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta Puntland dowladda Cawil Sheikh Xaamud Maxamed, ayaa lagu hakiyay shaqada dhammaan Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ku sugan degaannada Puntland, inta laga hubinayo habsami-u-socodka Shaqadooda.
Hoos ka akhriso qoraalka shaqada luuga hakiyey shirkadahan:-