Ugaaska Beelaha Gadabuursi Oo loodiiday In Uu tago Booramo

1665

Ciidamada Somaliland Ayaa sheegay in Lagu Amray In Ayna Xuduudka Ka Soo Gudbin Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Saaka Ka Soo Baxay Magaalada Jigjiga
Wararka Aan Helayno ayaa waxa ay sheegayaan in ugaaska iyo waftigiiso ay ka noqdeen xadka somaliland iyo itoobiya ee magaada awbare sidoo kale ay somaliland ciidamo tiro badan oo isku jira milatari boolis iyo kuwa loo yaqaabo RRUda gaysay xadka ay wadaagaan Somaliland Iyo itoobiya.