Koofur galbeed,Galmudug Hirshabeelle oo taageeray mudo kordhinta Farmaajo

1390

Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Koofur galbeed,Galmudug Hirshabeelle iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa soo dhaweeyey go’aankii Baarlamaanka ee muddo kordhinta loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo.