Golaha Amaanka iyo Nabadgelyada ee Midawga Afrika oo berito isugu imaan doona kulan looga hadli doono xaalada Soomaaliya.

1166

Golaha Amaanka iyo Nabadgelyada ee Midawga Afrika ayaa maalinta berito oo khamiis ah saacada geeska Afrika marka ay tahay 10 subaxnimo isugu imaan doona kulan looga hadli doono xaalada Soomaaliya.
Shirkan ayaa lafilayaa in Midawga Afrika ay dhankooda diidaan mudo kororsiga Farmaajo iyokooxdiisa,
si lamid ah go’aankii xalay ay gaaree Golaha Amaanka ee Q.midoobay.
Midawga Afrika ayaa lafilayaa inay Soomaaliya usoo magacaabaan Ergay gaar ah oo isu keena dhamaan dhinacyada is haya siloo helo is faham ay doorasho wada ogol ah ku dhacdo.