Fanaanada caanka aheyd Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) oo geeriyootay

1699

Xareedo waxay ka mid ahayd fannaaniintii hore dalka waxaana ay ka tirsaneyd kooxda hoblada Waaberi.
Heesaha ay ku caan baxday waxa ka mid ahayd heestii “Nin xilqaaday eed qaad” ee ay wadaqaadeen Cabdi Cali Bacalwaan, waxaa sido kale ay sameysay ruwaayado ay ka mid aheyd “Xuudbaa liqay Jaceylkii” 1974 ayey ka qaybqaadatay waxaana ku jirtay heestii Sheekhaagu waa Kuma? ee ay Cumar Xasan Rooraaye wadaqaadeen. HEESTA Keenee Gardarran oo ay la qaaday Abdiqaadir Xasan Nageeye.