Dawlada maraykanka ayaa goordhaw xaalada Muqdisho war cusub ka soo saartay.

1192

 

Khilaafka siyaasadeed wuxuu burburiyaa rajada Soomaalida. Waxaan mar labaad ka codsaneynaa dhamaan dhinacyada inay ka waantoobaan rabshadaha.
Waxaan mar kale ugu baaqeynaa @M_Farmaajo iyo @MohamedHRoble inay dib u bilaabaan wadahadalkii ay la lahaayeen madaxda Maamul goboleedyada sida ugu dhaqsiyaha badan . Tani waa wadada kaliya ee horay loo gusocon karo.