DAAWO:-Maxuu Messi u xanaaqay Markii Labadalay Kulankii Lyon ?

1500

Messi ayaa si weyn uga carooday badel lagu sameeyay kulankii PSG ku garaaceen Lyon

Kulankaas ka tirsanaa wareegga 6-aad ee horyaalka France ayay PSG ku badiyeen 2/1

Messi ayaa daqiiqaddii 76-aad la badalay iyadoo badalkiisa la soo giliyay Ashraf Hakimi , waxaana la arkayay in uu si weyn uga carooday talaabadaas

Messi xittaa wuu iska indho tiray in uu salaamo macalinka waxaana wajigiisa ka muuqday , waxaa ka horeeyay in rigooradii PSG ay heleen in uusan laadin waxaana badalkiisa laaday Neymar.

HALKAN KA DAAWO WIXII UU SAMEEYAY MESSI