Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir, ayaa ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble inuu boob ku hayo dhulkii ciidammada Badda Soomaaliya.
S/Guuto Cabdixamiid Dirir, ayaa sheegay in loogu hanjabay in xilka laga qaadayo, balse taas aysan ka hor istaageen inuu difaaco hantida ma guudhada ah ee Ciidanka Badda, maadama isagu yahay hoggaanka ciidammadan.